Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Madaxda Dowladda Somalia oo Qorshe lagu go’doominayo u diyaariyey Axmed Madoobe

    XOG: Madaxda Dowladda Somalia oo Qorshe lagu go’doominayo u diyaariyey Axmed Madoobe

    August 24, 2019Updated:August 25, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Axmed Madoobe iyo Faarmaajo
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxda Dowladda Somalia ayaa diyaarisay qorshe lagu go’doominayo madaxweynaha dib loo doortay maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kadib markii ay sharci darro ku tilmaantay qaabkii 22-ka Ogost 2019 Kismaayo loogu doortay markii saddexaad.

    Waxaa gebi ahaan fashilmay qorsheyaashii ay dowladda Somalia ku dooneysay in uga hortagto dib u doorashada Axmed Madoobe, kadib markii uu taageero ka helay dowladda Kenya, waxaana madaxweyne Farmaajo oo arrinta Jubbaland si gaara u maamulaya ka go’an inaysan dowladda aqoonsan, isla markaana si hoose loo taageero xubnaha ka horjeeda.

    Go’aankii xukuumadda Somalia ka gaartay doorashadii Axmed Madoobe oo ay ku diiday inay aqoonsato, waxaa barbar socda taageero hoose oo dowladda ay siineyso siyaasiga ugu weyn ee ka horjeeda Axmed Madoobe oo ah C/naasir Seeraar oo madaxweyne isu magacaabay, iyadoo la filayo in Gobolka Gedo lagu caleemo saaro madaxweyne afraad.

    Ma aha markii ugu horeysay ee Axmed Madoobe is-mari waa noocan oo kale ah uu la galo dowladda Somalia, waxaana la xusuustaa sanadkii 2013 markii ay isku dhaceen dowladii uu hoggaaminayey madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo markii danbe lagu heshiisiiyey magaalada Addis ababa.

    Beesha caalamka ayaa lagu wadaa inay dhexdhexaadiso labada dhinac, iyadoo aysan suuragal ahayn inay kala taagnaadaan maamulka Jubbaland iyo Dowladda Federaalka xilli sanad kadib la gelayo doorashada madaxda dowladda federaalka, taasoo u muuqata in Axmed Madoobe uu noqon doono madaxweynaha ay ku fashilantay kooxda N&N ee madaxweyne Farmaajo inay xilka ka tuuraan.

    Axmed Madoobe C/naasir Seeraar Jubbaland Kismaayo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddi Qabanqaabiya xil wareejinta Maamulka Gobolka Banaadir oo la magacaabay [Akhriso]
    Next Article Faahfaahin: Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho & Qasaare ka dhashay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo