Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Guddoomiye Jawaari oo dalbaday inuu Guddoomiyo Fadhiga Baarlamaanka ee Berri [Akhriso heshiiska laga gaaray ]

    Guddoomiye Jawaari oo dalbaday inuu Guddoomiyo Fadhiga Baarlamaanka ee Berri [Akhriso heshiiska laga gaaray ]

    April 11, 20181 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa guddoomin doona qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka yeelan doono maalinta Berri ee Khamiista.

    Kulankan Berri oo maanta lagu waday inuu dhacdo ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii la isku qabsaday cidda guddoomineysa, waxaana ajendihiisu yahay khudbad uu jeedinayo Guddoomiyaha xilka banneynaya ee Jawaari.

    Shirar is daba joog ah iyo waanwaan dhex martay guddoonka Baarlamaanka oo ay ku dhex jirtay madaxtooyada ayaa xalay saqdii dhexe la isku afgartay in Guddoomiye Jawaari uu yeesho guddoonka qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka.

    Guddoomiye Jawaari ayaa dalbaday inuu si xushmad leh uga dego xilka, isagoo ah guddoonka fadhiga Berri, wuxuuna ku bilaabi doonaan furitaankii caadiga ahaa ee fadhiga iyo ansixinta ajendaha, kadibna wuxuu jeedin doona khudbad la sheegay inay meelo badan taaban doonto, iyadoo markaas kadib uu ku wareejin doono guddoonka Guddoomiye ku xigeenka koowaad, isaguna uu ka mid noqon doono xildhibaannada caadiga ah ee fadhiya kulanka.

    C/weli Ibraahim Muudey la ogoleysiiyay dalabka Jawaari, waxaana markaas kadib farriin cusub loo kala diray xildhibaannada Baarlamaanka, halkaasoo uu ku soo gabagaboobayo Mooshinkii guddoomiye Jawaari.

    Baarlamaanka C/weli Muudey Jawaari Mooshinka Jawaari Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG ku saabsan Dowladda Soomaaliya oo Imaaraadka kala wareegeysa Ciidamadii ay ku tababarray Muqdisho
    Next Article Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo shaacisay inay ka baxday Maamulka Galmudug [Akhriso 5 Qodob]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo