Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hanti dhowrka Guud oo Baaritaan ku bilaabay Musuq lagu tuhmayo Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda G/Banadir

    Hanti dhowrka Guud oo Baaritaan ku bilaabay Musuq lagu tuhmayo Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda G/Banadir

    September 9, 2019Updated:September 9, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka ayaa baaritaan ku bilaabay Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-Alla (Ibraahim Dheere), kadib lacago fara badan oo Khasnadda dowladda hoose laga bixiyey intii uu ahaa ku-simaha Guddoomiyaha, kadib geeridii Marxuum C/raxmaan Cumar Yariisow.

    Baaritanka ayaa yimid kadib markii ay dalbadeen madaxda dowladda Somalia iyo guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir, waxaana saxiixa guddoomiye ku xigeenka Ibraahim Dheere ku baxay lacag ka badan Hal Milyan oo Doolar oo inteeda badan lagu qoray howlo ku saabsan tacsi iyo taageero Geeridii Yariisow iyo Qarixii xarunta G/Banaadir ka dhacay 24-kii July 2019.

    Arritan oo markii ugu horeysay uu shaaciyey Wadani.net [Ka Akhriso halkan] ayaa baaritaanka hanti dhowrka uu saameyn ku yeeshay xafiiska maamulka iyo Maaliyadda G/banaadir ee Guddoomiye ku xigeenka Ibraahim Dheere uu maamulo, waxaana la sheegay in qeyb ka mida kharashka baxay uu isaga wareejiyey guddoomiye waaxeedyo u badan haween oo la shaqeeya.

    Baaritaanka uu wado Xafiiska Hanti dhowrka Guud ayaa si weyn looga dareemay xarunta dowladda hoose ee Muqdisho, waxaana hakad ku jira in lacago laga bixiyo Qasnada dowldda hoose, taasoo keentay dib u dhac ku yimaada mushaarkii shaqaalaha dowladda Hoose,

    Ibraahim Dheere ayaa mudadii koobneyd ee uu ahaa ku-simaha Guddoomiyaha ay isku dhaceen mas’uuliyiin fara badan oo uu ka mid yahay Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda C/raxmaan Cusmaan Ibraahim oo isu casilay kadib markii uu diiday saxiixa qaansheegtooyinka Guddoomiye ku xigheenka maamulka iyo Maaliyadda, wuxuuna warbixin siiyay madaxda sare ee dowladda Soomaaliya.

    HOOS KA AKHRISO KASHIFAADDII GOOBJOOGE

    XOG: Ku-sime Ibraahim Dheere oo Lacag ka badan 1 Milyan Dollar ku bixiyey Tacsida & Maamuuskii Marxuum Yariisow
    G//Banaadir Ibraahim Dheere Musuq Tacsida Yariisow Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Waxbarashada oo magacaabay Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka [Akhriso Magacyada]
    Next Article Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay inay Alshabab joojiyeen dhismihii Garoonka Stadio Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo