Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hanti dhowrka Qaranka oo kashifay dakhliga soo galay dowladda, amrayna in la bixiyo mushaarka ciidamada & Shaqaalaha

    Hanti dhowrka Qaranka oo kashifay dakhliga soo galay dowladda, amrayna in la bixiyo mushaarka ciidamada & Shaqaalaha

    June 13, 2015Updated:June 13, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xafiiska hanti-dhowrka Qaranka ayaa soo saaray amar uu ku joojiyay inuu diiwaan geliyo wax kharashaad ah oo ay dowladdu gasho kadib 10-ka bishan June 2015 oo aan ahayn wixii ku baxaya mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda.

    Wareegto ka soo baxday xafiiska hanti dhowrka oo uu ku saxiixnaa ku xigeenka Hanti dhowrka Cali Abuukar Axmed ayaa lagu caddeeyay kharashka u soo xerooday dowladda Federaalka, Waxaana xafiisku sheegay in dowladu ay marka hore bixiso mushaaraadka shaqaalaha dowlada,

    DAKHLIGA SOO GALAY DOWLADDA FEDERAALKA BILAHA MARCH-MAY EE XAFIISKU FAAFIYAY WAA SIDA HOOS KU CAD:

    Bishii March  waxaa la bixiyey lacag dhan       US$12,068,890,97

    Bishii April    waxaa la bixiyey  lacag dhan       US $9, 569,122,98

    Bishii May     waxaa la bixiyey lacag dhan          US$9,835,624,90

    Isu-geynta Kharajyadda bilaha March ilaa May ee dowladdu bixisay waa  lacag dhan US$31,473,638,85 Dollar.

    Xafiiska Hanti dhowrka wuxuu si cad u sheegay inuusan diiwaan gelin doonin kharashaad dowladdu galeyso iyadoo aan marka hore la bixin mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda oo xafiisku ku adkeystay in dowladu bixin karto.

    Tani waxay ceeb iyo fadeexad ku tahay madaxda sare ee dowladdu oo sheegay inay jirto dhaqaale darro baahsan oo keentay in muddo saddex ilaa afar bilood ah la bixin waayo mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda, waxaana laga cabsi qabaa in lacagahaas dowlada u soo xerooday ay qaateen madaxda sare ee dowladda loona isticmaalay arrimo ay ka mid yihiin sahay safar, arrimo siyaasadeed iyo dhaqaale lagu bixiyay siyaabo aan miisaaniyadda ku jirin.

    Xafiiska Hanti dhowrka guud oo dhowaanahan aamusnaa kadib markii culeys ka soo foodsaaray madaxda sare ee dowladda ayaa tallaabadan ay tahay tii ugu horeysay in muddo ah oo wax hadal ah laga waayay, waxaana laga sugayaa inay soo bandhigaan sida kharashka dowladda u bixiso iyo hantida qaran ee soo xeroota meesha ay marto oo ay ugu danbeysay lacagtan ay soo saareen.

    Wareegtada xafiiska hanti dhowrka hoos ka akhri

    wareegto

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

     

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQaxooti ka badan 2000 QOF oo Magaalada Boosaaso soo gaaray (SAWIRRO)
    Next Article Madaxweynaha oo u dhoofay K/Afrika (3 mas’uuliyiin sare ah oo ka maqan dalka)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo