Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Haweeney ku dul umushay Diyaaradda Jubba Airways & Injineerka diyaaradda oo u gurmaday (Qiso cajiib ah)

    Haweeney ku dul umushay Diyaaradda Jubba Airways & Injineerka diyaaradda oo u gurmaday (Qiso cajiib ah)

    October 29, 20172 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxey aheyd dhacdo cajiib ah oo isugu jirtay badbaadin iyo naf hurnimo kaddib markii Haweenney ku dul Umushay diyaarada Jubba Airways xili ay ku jirtay dulimaadkeedii caadiga ahaa.

    Diyaarada oo ka soo duushay magaalada Hargeysa kuna soo jeeday Muqdisho dullimaadkeeduna ahaa ilaa Nairobi ayaa xili ay dulmareysay deegaanka Qabri Dahare ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya dhulkana u jirtay 32,000 (Soddun iyo labo kun) oo cagood (feet)] waxaa uu mid ka mid ah rakaabkii la socday oo lagu magacabo Maxamed Cali Jimcaale ku soo wargaliyay shaqaalaha Jubba Airways in ay jirto qof dumar ah oo xanuunsaneysa islamarkaana u baahan in la caawiyo.

    Hase ahaatee markii uu warka arintan ku saabsan soo gaaray howlwadeennada waxaa markiiba gurmad u sameeyay Injineerka diyaarada oo lagu magacaabo Kaamil Olol Diinle oo ka soo kaxeeyay hooyada xanuunsaneysa halkii ay diyaarada ka fadhiday isaga oo keenay qeybta Business Class –ka, kaddib markii la ogaaday in ay foolaneyso.

    Injineer Kaamil ayaa codbaahiyaha diyaaradaha ku weydiiyay rakaabka bal haddii ay jirto qof taqaana cilmiga Umuliso-nimada , waxaana nasiib wanaaag la helay Umuliso Xafsa Axmed iyo kalkaaliso Safiyo Ceydiid oo labaduba ka howlgalay in ay si caadi ah u dhasho Hooyada magaceeda lagu soo koobay Ibtisaam oo umushay Wiil.

    Arrintan oo ah mid Dhif iyo Naadir ah ayuu qof ka mid ahaa dadkii la socday diyaarada ku caawiyay wiilka yar Buste la huwiyo.

    Kabtanka diyaarada oo lagu magacaabo Capt Nish Seebran oo xiriir la soo sameeyay garoonka diyaaardaha magaalada Muqdisho waxaa uu codsaday in laga hormariyo dayaaradaha kale , waxaana uu kordhiyey orodkiisa isaga ka soo hormaray 10 daqiiqo waqtigii caadiga ahaa loogu talgalay in ay diyaarada soo caga dhigato si loo badbaadiyo xaalada caafimaad ee Hooyo Ibtisaam iyo Ilmaheeda yar ee ku dul dhashay diyaarada.

    Wararkii ugu danbeeyay oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in Hooyo Ibtisaam iyo Wiilkeeda Yar oo loogu magac darray [Kaamil] caafimaadkoodu wanaagsan yahay.

    Sida duulimaadyada caalamiga ah ee adduunka, haddii uu canug ku dhasho dayaaradda oo ku jirta duulimaad , waxaa uu shirkada diyaaradaas ku yeeshaa xuquuq ah dulimaad lacag la’aah ah inta nolashiisa ka dhiman, lamana oga in Shirkada Jubba Airways Kaamil Yare ka heli doono xaquuqdaa taa la mid ah.

    Diyaaradda Jubba Haweeney Jubba Airways
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Somalia oo Muqdisho ka furay Shirka Wadatashiga Amniga Qaran [Sawirro]
    Next Article Dhageyso Sheekh Cali Wajiis: 8 Saacadood ayaa hotelka la igu heystay, casharadii aan ka bartayna…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo