Hay’ad Cilmi baaris ah oo ay soo saartay Hay’ad Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in Musharax aan ka soo jeedin Beelaha Hawiye aanay qaban karin xilliga madaxweynaha Soomaaliya.
Warbixintan oo si qoto dheer uga hadashay xaalada Soomaaliya, arrimaha Doorashada iyo loolanka beelaha Soomaaliya ee awoodda dalkooda, waxayna Hay’addan oo lagu magacaabo CDRC (Centre for Dailogue, Research and Cooperation) ayaa ka kooban 15 bog.
Warbixinta ayaa ka digay in beesha Majeerteen loo doorto madaxweyne, taasoo ay sheegtay inay keeni doono Alshabaab oo xoogeysata, laguna shaqeyn waayo caasimadda.
QEYB KA MIDA QORAALKA HOOS KA AKHRISO
Wadani.com