Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Idaacadda Shabeelle oo kordhisay Dagaalkii Warbaahineed ee AMISOM & Caddeymo [VIDEO]

    Idaacadda Shabeelle oo kordhisay Dagaalkii Warbaahineed ee AMISOM & Caddeymo [VIDEO]

    July 19, 20173 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Idaacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn u kordhisay weerar dhinaca Warbaahinta ah oo ay kula jirto AMISOM.

    Arrintan ayaa kasii dartay markii AMISOM ay war-saxaafadeed ku sheegtay in Idaacaddan ay been abuur iyo sumcad dilis la daba taagan tahay, soona qaadatay kiis ku saabsan dhaawaca haweeney uur lahayd oo ka dhacay Gobolka Sh/hoose, kaasoo AMISOM sheegtay inay ku dhaawacantay Miino jidka la dhigay iyo Shabeelle oo ku doodeysa in rasaas ay fureen AMISOM ay ku dhaawacantay.

    HOOS KA AKHRISO JAWAABTA IDAACADDA SHABEELLE IYO CADDEYMAHEEDA

    9kii bishaan July war ay baahishay Shabakada Warbaahinta Shabelle oo ahaa in hooyo Soomaaliyeed oo Uur laheyd ay ku dhaawacantay Rasaas ay fureen Ciidanka Amisom kaddib qarax Gaadiidkooda lagula beegsaday Deegaanka Arbacoow ee duleedka Muqdisho ayaa Taliska Ciidanka AMISOM ay ku sheegeen Been Abuur ay soo dhoob-dhoobtay Idaacadda Shabelle.

    AMISOM intaa kuma Ekaan ee warka ay soo saareen waxaa lagu sheegay in Shabakada Warbaahinta Shabelle ay ka shaqeyneyso isku dirka howlgalka AMISOM iyo Shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana la sumcad dilayo howsha ay hayaan.

    Taliska AMISOM waxa ay ugu horeyn Qirteen in uu sax yahay qaraxa Ciidankooda lagula eegtay Deegaanka Arbacoow, waxa kaloo ay Xaqiijiyeen in Hooyo Soomaaliyeed oo Uur leh ay ku waxyeelowday halkaas.

    Laakiin waxa ay ku doodayaan in Hooyadan Soomaaliyeed aysan ku dhicin Rasaasta ay rideen Ciidanka AMISOM, balse ay ku dhaawacantay firirka Qaraxii gaarigooda lala eegtay.

    Shabelle oo iska beri yeeleysa Hadalka AMISOM waxa ay cadeymo dheeraad ah u keentay falka Guracan oo AMISOM ay kula kacday Hooyadaan oo iminka dhibane u ah dhaawaca ay u geysteen Ciidamada AMISOM.

    Hooyadaan oo lagu Magacaabo Sacdiyo Maxamuud Dheere ayaa hada lagu dabiibayaa Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho, waxana ay dadka Soomaaliyeed u cadeyneysaa halka Xabada Ciidanka AMISOM uga dhufteen, iyadoo dareen murugo leh ku sheegtay in canuugeedii ay Uurka ku siday uu Rasaastaasi ku dhintay.

    sidoo kale Hooyadaan ayaa ka codsatay Masuuliyiinta Sar sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya in arrinteeda ay soo fara geliyaan loogana soo dhiciyo Ciidamada AMISOM xuquuqdeeda kadib Rasaasta ay huwiyeen.

    Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sidoo kale heysa Raajo Caadeyneysa in Ciidamada AMISOM Rasaas ay huwiyeen Haweeneydaas ay ku dhaawacantay islamarkaana uu ku geeriyooday Uurkii ay siday.

    Waxaan kaloo heynaa Warqad Caafimaad oo AMISOM ay siiyeen Hooyadaasi iyagoo qirsan in Rasaasta ay fureen Ciidamadeeda ay wax ku noqotay, walow qiil kale ay u yeeleen kadibĀ  markii Shabelle ay baahisay dhacdadaas oo Argagax galisay dadka daneeya arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee gudaha iyo dibadda ku kala nool. .

    Waxaana Shabelle ay faafineysa warqaddaasi ay kuĀ  qirteen in Ciidamadooda ay waxyeeleeyeen Hooyadaas.

    AMISOM Dagaal Warbaahin Idaacadda Shabeelle
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAMISOM oo isu bedeshay Hay’ad tababarta Xildhibaanada Maamul Goboleedyada [Daawo Sawirro]
    Next Article DEGDEG: Qarax Goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo