Isimada iyo waxgaradka Golka Bari ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiiska maamulka Puntland dekadda Boosaaso ku wareejiyay shirkadda laga leeyahay dalka imaaraadka ee P&O oo ah shirkadda dowladda Imaaraadka leedahay ee qeybta DP World.
Qoraal ay ku saxiixan yihiin 81 ka tirsan isimada iyo waxgaradka Gobolka Bari ayaa loo kala diray madaxda dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, waxaana lagu caddeeyay in heshiiska uu yahay mid sharci darro qarsoodi ah oo aan la heynin caddeyntiisa.
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA