Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Jaamacadda Muqdisho oo Deeq Gargaar ah gaarsiisay Gobolka Sh/Dhexe [Sawirro]

    Jaamacadda Muqdisho oo Deeq Gargaar ah gaarsiisay Gobolka Sh/Dhexe [Sawirro]

    March 30, 20172 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Deeqdan oo isugu jirtay bariis, sonkor, caano, timir, baco, saliid, dhar iyo caagadaha biyaha ayaa waxaa ka faa’idaystay

    in kabadan laba boqol oo qoys oo kamid ahaa dadkii ay saamaysay abaaraha  iyo biyo la’aanta ee tuulooyin hoos taga degmada Balcad.

    Deeqdan oo ahayd kaalmo ay iska aruuriyeen bahda Jaamacadda Muqdisho sida ardayda, macalimiinta, maamulka iyo shaqaalaha guud ee Jaamacadda Muqdisho ayaa waxay ugu talagaleen inay ku caawiyaan walaalahooda ay saamayntu kuyeelay  abaaraha iyo biyo la’aanta soo food saartay.

    ugu horayn waxaa halkaas ka hadlay guddoomiye ku xigeenka guddiga gurmadka degdega abaaraha ee Jaamacadda Muqdisho ustaad Aadam Axmed Xuseen (xerow) oo halkaa kasheegay in deeqdan ay noqon doonin tii uhoraysay ee aan gobolkan soo gaarsiino iyo tii ugu dambaysayba.

    “baahida kajirta  gobolkan iyo deeqdan aan sidno isuma dhigmaan laakiin qalbigayaga ayaa balaaran jaamacada muqdishona  waxay markastaba kudadaali doontaa wixii karaankeeda ay walaalahooda ku caawin karaan” ayuu yiri  Aadam Axmed Xuseen (xerow).

    “Jaamacadda muqdisho waxay daraasad ku wadaa waxyaabaha sababa abaaraha iyo biyo la’aantan soo noqnoqday dhawaanna waxaan lawadaagi doonaa shacbiga Soomaaliyeed” ayuu sii raaciyay guddoomiye kuxigeenka guddiga gurmadka degdega abaaraha ee Jaamacada muqdisho.

    sidoo kale waxaa isna halkaas kahadlay guddoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe mudane Axmed Mayre Makaraan oo umahad celiyay garashada iyo dadaalka ay muujisay Jaamacadda muqdisho.

    ” sida musa’uuliyiinta Jaamacada ay horey usheegeen cidaan waxyar wadaagin wax wayn mawadaagi karaan, aad baan raali ugu nahay deeqdan tayada leh ee ay gobolka soo gaarsiiyeen waxaan rajaynayaa bahada waxbarashada inay ku daysan doonaan Jaamacadda muqdisho oo sida idin muuqata deeq kudayasho mudan soo gaarsiisay gobolka shabeelaha dhexe” ayuu yiri goddoomiye Axmed Mayre Makaraan.

    Deeqdan ayaa waxay daba joogta hadalkii uu yiri ama uu ku baaqay guddoomiya jaamacadda  Muqdisho Dr. Ibraahiim Maxamed Mursal Cali ee ahaa ” in dhamaan bahda Jaamacadda Muqdisho ay isu taagaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen gurmadka deg deg ah  una gaarsiin lahaayeen dadka Soomaaliyeed ee abaartu kudhufatay gargaar”.

    Deeq bixintan ayaa waxay kusoo idlaatay jawi qurux badan.

    Wadani.com

    Abaaraha Jaamacadda Muqdish Jaamacadda Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/kariin Guuleed oo taageeray dalabka Ahlu suna ee Doorashada Galmudug [Akhriso tallooyin uu soo saaray]
    Next Article Duuliye u shaqeeya Q/Midoobay oo Lugtiisa ku waayay Yaxaas Badeed ku weerary Xeebta Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo