Browsing: Abaaraha
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay in loo gurmado abaarta ka taagan Gobollada Jubooyinka ee…
Maamulka Hirshabelle ayaa ku hanjabay inay ciidamo geyneyso xuduudka ay la leedahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay dib u furaneyso…
Midowga Afrika ayaa deeq Raashin ah oo loogu talogalay abaaraha Soomaaliya ku wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Gargaarka xukuumadda Soomaaliya.
Hay’adda WFP ayaa soo bandhigtay Bariis ay dowladda Shiinaha ugu deeqday Soomaaliya, kaasoo laga dejiyay dekadda Muqdisho.
Dowladda Shiinaha ayaa Deeq Raashiin ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed , iyadoo u soo marisay Hay’adda cuntada adduunka ee WFP.
Dowladda Ingiriiska ayaa lacag malaayiin Doolar ah oo hore leh ugu deeqday gargaarka abaaraha Soomaaliya.
Dowladda Itoobiya ayaa deeq gargaar ah ku wareejisay dowladda Soomaaliya, iyadoo ugu talogashay dadka abaaruhu saameeyeen ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarkii ugu adkaa kasoo saaray dadka ku kaca musuqmaasuqa.
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay diyaardo gargaar sida u dirtay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo ay ka taliso…
Olole balaaran oo deeq loogu ururinayo Soomaaliya ayaa ka bilowday dalka Imaaraadka Carabta kadib markii madaxda dalkaasi ay ku dhawaaqeen…
Madaxweynaha dowladda Imaaraadka Carabta Sheekh Khaliifa Bin Zayid Al-nahyan ayaa Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka amray inay kaalmo ballaaran la…
Dowladaha Sacuudiga iyo Qatar ayaa ayaa deeq loogu talogalay dadka abaareysan soo gaarsiiyay dowladda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho u tegay…
