Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Jaha-wareer hareeyay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha (Xoghaye la eryay 40 Berri ka hor oo dib loo magacaabay)

    Jaha-wareer hareeyay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha (Xoghaye la eryay 40 Berri ka hor oo dib loo magacaabay)

    September 10, 2020Updated:September 10, 20202 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaalad jaha-wareer ah ayaa hareysay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo muddo 45 maalmood ah uu sii-haye ahaan u hoostaga Sii-hayaha Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).

    Waxaa markii saddexaad la bedelay xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha, iyadoo si la yaab leh xilkan dib loogu magaacabay C/risaaq Xuseen Aadan oo hore si degdega xilka looga qaaday markii uu 5 maalmood hayey, isagoo ku lug yeeshay shil ka dhacay Xarunta Madaxtooyada oo Gaari uu lahaa mas’uul u dhow Ra’iisal wasaarihii hore ay ciidamo la sheegay inu amray ay la wareegeen, balse dib loo celiyey.

    Mahdi Guuleed ayaa hore xilka uga qaaday Xoghayihii joogtada ahaa ee xafiiska Axmed-Nuur Maxamed Cabdi, isla habeenkii madaxweyne Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku magacaabay sii-hayaha xilka Ra’iisal wasaaraha (Akhriso), kadibna wuxuu xilkaasi u magacaabay C/risaaq Xuseen Caato, iyadoo kadibna maalmo kadib ka qaaday xilkaasi, una magacaabay ku-xigeenka xoghayaha C/raxmaan Sheekh Mucaawiye oo 40 Beri xilkan hayey, waxaana u danbeeyay in dib xilkaasi loogu magacaabay C/risaaq Caato.

    • Mahdi Guuleed oo xilkii ka qaaday Xoghaye uu 5 Berri ka hor xil u magacaabay (Akhriso)

    • XOG: Maxa ka dhacay Madaxtooyada..? (Gaari Awood lagula wareegay & Xoghaye xilkii laga qaaday)

    • Mahdi Guuleed oo kusime ahaan ku magacaabay xilkii ugu horeeyay & jago uu baabi’iyay (Akhriso)

    Ilo ku dhow xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa laga soo xigtay in waxa ka socda Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya tan iyo markii uu ka tegay Ra’iisal wasaarihii hore ay isu bedeshay fowdo iyadoo awoodda Madaxweynaha ku takri falayaan xubno dhalinyaro ah oo Madaxtooyada ku xiran.

    Shaqadii xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa isku cakirantay, waxayna xaaladii isu bedeshay jaha-wareer hareeyay xafiiskaasi oo mar ahaa goobta ugu nidaamsan hay’adaha dowladda.

    Mahdi Guuleed oo kusime ahaan ku magacaabay xilkii ugu horeeyay & jago uu baabi’iyay (Akhriso)
    XOG: Maxa ka dhacay Madaxtooyada..? (Gaari Awood lagula wareegay & Xoghaye xilkii laga qaaday)
    Mahdi Guuleed oo xilkii ka qaaday Xoghaye uu 5 Berri ka hor xil u magacaabay (Akhriso)
    C/risaaq Caato Mahdi Guuleed Top Xafiiska Ra'iisal wasaaraha Xoghayaha Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Qodobaddii looga hadlay shirkii wakiilada Beesha Caaalamka la yeesheen Lafta-gareen, Qoorqoor & Waare..?
    Next Article Alshabaab oo War kasoo saartay Qarixii Is-miidaaminta ahaa iyo tirada Dadka ku dhintay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo