Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Jen. Fartaag oo laga joojiyay abaabulkii uu maamulka Jubba uga waday Magaalada Baardheere

    Jen. Fartaag oo laga joojiyay abaabulkii uu maamulka Jubba uga waday Magaalada Baardheere

    July 27, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweyne ku xigeenka maamulka Juba Jen. C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ku guuldarreystay qorshe uu doonayay  in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka qeyb qaatay dib u qabsashadii magaalada Baardheere loogu yeero ciidamada Maamulka Jubaland, kadib markii saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda uu ku qanciyay arrintaasi oo ay si weyn uga hor yimaadeen madaxda gobolka Gedo ee taabacsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Reer-Gedo

    Kadib  qabsashadii Baardheere waxaa kala qeybsamay ciidamadii dowladda federaalka oo qaarkood ay sheegeen inay yihiin ciidamo hoos taga Jubba. Guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in arrintan heshiis laga gaaray kadib markii ay qas ka dhex abuurtay ciidamadii wada socday ee mudadda dheer ahaa ciidamada dowladda federaalka.

    Guddoomiyaha Gedo wuxuu caddeeyay in wadahadal dhex maray dhinacyada Gedo ku wada sugan oo uu ka mid yahay Jen. C/laahi Fartaag ay isla garteen in lagu shaqeeyo magaca ciidamada dowlada federaalka oo la joojiyo arinta Juba, isla markaana marka hore xal loo helo khilaafka ka dhex taagan maamulka Juba iyo maamulka ka jiro Gobolka Gedo oo waanwaan bilow ah la filayo inay u furanto dhowaan sida lagu soo heshiiyay dalka Itoobiya markii ay isugu tageen labada dhinac.

    Wadahadalka waxaa ka qeyb galay Gen. Fartaag oo maamulka Juba ka socday iyo xubnaha dowladda federaalka metelayay oo ay ka mid yihiin Maxamed Cabdi Kaliil, Maxamud Sayid Aadan iyo Cabdi Barre Cabdi, iyadoo lagu heshiiyay in arrinta Jubba dhinac la iska dhigo.

    Jen. Fartaag oo u yimid Gobolka Gedo inuu qeyb ka noqdo howlgalka Gedo ka socda ayaa hadda ogolaaday inuu marka hore la heshiiyo maamulka iyo siyaasiyiinta gobolka uu ka soo jeedo ee Gedo ku sugan inta aanu maamulka Juba isku soo dhex  tuurin arrinta Baardheere.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Baardheere Jen. Fartaag Juba
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXasan Sheekh & Axmed Madoobe oo heshiis qarsoodi ah ku gaaraya Magaalada Kismaayo
    Next Article China Strongly Condemns Attack in Somalia

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo