Guddiga Doorashada K/Galbeed ayaa soo saaray liiska 13 kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo doorashadooda ay ka dhaceyso degmada Baraawe.
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay 13 kursi oo markii ugu horeysay lagu dooran doono magaalo ka baxsan xarumaha maamul Goboleedyada dlka ku shaqeeyaan.
Baraawe ayaa ah ah eegaan Doorashada labaad ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaana taalla kuraas gaarysa.
HOOS KA AKHRISO LIISKA KURAASTA IYO BEELAHA ISKA LEH:
Hop#016 Biimaal
HOP#044 JIIDO
Hop#155 Garre
Hop#150 Garre
Hop#151 Biimaal
6.Hop#152 Biimaal
Hop#153 Biimaal
Hop#160 Begedi
Hop#161 Jiido
Hop#250 Begedi
Hop#080 Hintire
Hop#165 Jiido
Hop#173 Wadalan Hawiye
