Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Kaalinta Shirkadda Hormuud ka qaadatay Gurmadka & Gargaarkii Qaraxii Muqdisho [Warbixin]

    Kaalinta Shirkadda Hormuud ka qaadatay Gurmadka & Gargaarkii Qaraxii Muqdisho [Warbixin]

    October 21, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Markii magaalada Muqdisho ay lasoo deristay murugadii weyneyd ee qaraxii Isgoyska Soope 14-kii Oktoobar 2017, ayna boqolaal qof noqdeen wax dhintay, qaar dhaawacmay iyo qeyb maqan waxa kaliya ee loo baahday ayaa ahaa gurmad lagu badbaadiyo nolosha dadka halista ku jiray.

    Mid ka mida shirkadaha ka qeyb qaatay gurmadka ee dadku bogaadiyeen waxay ahayd shirkadda Hormuud oo dadka kusoo jiidatay sida ay mar kaliya u garab taagan tahay dadkeeda, ugana qeyb qaadato gargaarka iyo gurmadka.

    Hormuud oo ah shirkaddda ugu weyn isgaarsiinta Soomaaliya waxay sanado badan ahayd ilaa haddana tahay samafalaha koowaad ee ugu horeeya gurmadka iyo gargaarka degdega ah, gaadiidka dab damiska ee Shirkadda waxay safka hore uga jiraan badbaadinta dadka iyo hantidooda, iyagoo aan wax shuruud ah ku xiran shaqadooduna tahay samafal, iyagoo jidka u fura in gurmadka uu gaaro goobaha dabku ka kaco.

    Dab-damiska iyo gurmadka degdegg ah kuma koobna samafalka Hormuud ee waxay hay’ad gaara u sameysay arrimaha gargaarka, waana Hormuud Foundation oo lacag gaareysa $100,000 u qoondeeysay una qeybisay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Magaalada Muqdisho.

    Doorka Shirkadda Hormuud waxaa qiray hay’adaha Q/Midoobay oo warbixin ay soo saareen shirkadda Hormuud ku soo daray liiska hay’adaha ka qeyb qaatay isu raadinta iyo xiriirinta howlaha gurmadka qaraxii Muqdisho, iyadoo ku deeqday khadad u gaaray gurmadka degdega ah.

    Baraha bulshada ayaa si weyn loogu bogaadiyay kaalinta shirkadda Hormuud uga jirto howlaha gurmadka iyo samafalka iyo gacantii walaalnimo ee ay ka geysatay iyo taageeradii ay bixisay.

    Shirkadda Hormuud waxaa saameyn kasoo gaaray qaraxii Muqdisho, iyadoo ay uga dhaawacmeen guddoomiye ku xigeenka shirkadda iyo dhowr ka mida shaqaalaheeda, waxaa kaloo waxyeelo ka soo gaartay xarun ay ku lahayd agagaarka Soope.

    @JustinTBrady @UNdeClercq @DrMaryanQasim @SRSGKeating .Hormuud Foundation supplied aid to 500 injured ppl at Mogadishu Hospitals today.

    — Abdullahi Osman (@AbdullahiNOsman) October 16, 2017

    Hormuud Foundation oo Deeq Lacageed u qeybisay Dhaawacyada Qaraxii Muqdisho [Sawirro] https://t.co/fYfH17jHbQ pic.twitter.com/6LRPp4cOq9

    — Goobjooge (@Goobjooge) October 16, 2017

    Hormuud Foundation ayaa deeq lacag ah gaarsiisay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Soobe: https://t.co/ZGdu03hXJ0 via @YouTube

    — Somalia Live News (@Som24News) October 17, 2017

     

    Hormuud Muqdisho Qaraxii Soope Shirkadda Hormuud
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAl-Shabab’s show of force backfires disastrously
    Next Article AKHRISO: Qodob Xujo ku ah Madaxda maamul Goboleedyada ku jiray War-murtiyeedkii ay soo saareen

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo