Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»KASHIFAAD: Madaxweynaha & Wasiir Odowaa oo qorshe qarsoodi ah u dejiyay maamul u sameynta Hiiraan & Sh/Dhexe

    KASHIFAAD: Madaxweynaha & Wasiir Odowaa oo qorshe qarsoodi ah u dejiyay maamul u sameynta Hiiraan & Sh/Dhexe

    January 3, 2016Updated:January 3, 20162 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiir C/raxmaan Odowaa
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dejisay qorshe lagu dhisayo maamul goboleedka Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, waxaana wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ay gacanta ku heysaa gebi ahaan dhaqdhaqaaqa shirka iyadoo aanu jirin guddi farsamo.

    Qorshahan oo ah qarsoodi ayaa waxaa isla meel dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha C/raxmaan Odowaa, waxaana ka mida:

    1. In Gobolka Hiiraan laga keeno ergo dhan 100
    2. In Gobolka Shabeelaha Dhexe laga keemo ergo dhan 100
    3. In Muqdisho iyo meelo kale ay ka yimaadaan ergo ka soo jeeda labada gobol oo dhan 100.
    4. In shirka uu furmo 5-ta Bisha Janaayo
    5. In muddo 45 casho ah lagu soo gabagabeeyo howsha maamul u sameynta labada gobol, lana doorto madaxweyne.
    6. Iyo in madaxweynaha la doorto uu ka qeybgalo shirka Istanbuul ee Febraayo ka dhacaya dalka Turkiga loogana hadlayo hiigsiga cusub.

    Qorshahan oo bilaabanaya furitaanka shirka ee Talaadada, waxaa si xowli ah u wada wasaaradda arrimaha gudaha, waxaana u xil saaran fulintiisa guddoomiyeyaasha labada Gobol ee Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo Shabeelaha Dhexe Cali Guudlaawe.

    Lama oga sida uu ku hirgeli doono qorshahan, waxaase ka go’an madaxweyne Xasan Sheekh iyo C/raxmaan Odowaa in maamulka labadan gobol aanu ku qaadan waqti ka badan 45 casho.

    Geerida maanta ku timid Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif ayaa laga cabsi qabaa inay dib u dhac weyn ku keento qorshahan, iyadoo guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ay dhibaato ku noqon doonto inu ergadii loo xil saaray soo diyaariyo.

    Wadani.com

    C/raxmaan Odowaa Hiiraan Jowhar Shabeelaha Dhexe Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDoorashada Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed oo ka bilaabatay Magaalada Baydhaba
    Next Article DAAWO: Safaaradda Sacuudiga ee Iiraan oo la weeraray, dabna la qabadsiiyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo