Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Maqal & Muuqaal»KASHIFAAD: Maxaa keenay laba-afleynta Xeer ilaaliyaha Axmed Cali Daahir ee Kiiska Badda [DAAWO]

    KASHIFAAD: Maxaa keenay laba-afleynta Xeer ilaaliyaha Axmed Cali Daahir ee Kiiska Badda [DAAWO]

    September 25, 2016Updated:September 25, 20162 Mins Read Maqal & Muuqaal
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XEER ILAALIYAHA QARANKA AXMED CALI DAAHIR
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo ahaa mas’uulkii hogaaminayay Dacwada Soomaaliya ee Kiiska Badda ayaa laga dareemay isbedel iyo haddallo is khilaafsan intii ay dacwada ka socotay Maxkamadda Cadaaladda ee magaalada  Hague.

    Xeer ilaaliyaha oo xilkiisii bandhigga dacwadda u xil saaray Muna Sharmaan Qareenada Soomaaliyeed, oo aan sida dhigiisa dalka Kenya wax dood jeedin ah ka jeedin  Maxkamadda ayaa dhinaca kale wareysiyo iyo qaabilaadyo fara badan ku faratay saxaafadda Soomaalida.

    hague-dr-axmed-c-dahir-dr-faqi-iyo-cali-wolfAxmed Cali Daahir wuxuu dhaliyay shaki badan, wuxuuna noqday mid cid kasta ay daliishato wareysiyada laga qaaday iyo wararkiisa is burinaya ee ku saabsan Kiiska Badda Soomaaliya iyo Kenya isku hayaan.

    Wuxuu dhibaatadda oo dhan iyo muranka la geliyay Badda Soomaaliya  dushada u saaran heshiiskii is fahamka ahaa ee MOU ay saxiixday dowladda KMG ahayd, mar kale ayuu haddana wareysi ku sheegay in Kenya ay dhibaatada wado o heshiiska MOU au si khaldsan u fasiratay, wuxuuse ka sii  daray markii uu sheegay in MOU-da lala galay Kenya ay wax weyn u soo celisay Soomaaliya oo ay tahay in looga mahad celiyo siyaasiyiintii saxiixay.

    Arrimahaas oo jira ayaa lasoo weriyey inuu si aan hore loo qorsheyn socdaal u aaday dalka Norway oo ah dalka loo aaneynayo inuu Soomaaliya u horseeday arrinta muranka Badda ah ee ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Kenya.

    Wareysiga hore ee waxaa Axmed Cali Daahir ka qaaday  (Wareysi Colaad VOA)

    http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/09/22/4dd4e62d-5f8d-444c-b966-00ad6dd2a658.mp3

    Wareysiga danba oo maalintii labaad ah waxaa Axmed Cali Daahir (Wareysi Xuseen Barre VOA)

    http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/09/20/7e01f56e-ed0a-4021-b3fa-34328d3842cb.mp3

    Muuqaalka soo socda wuxuu Axmed Cali Daahir ku sheegayaa in heshiiska MOU uu badbaadiyay Badda Soomaaliyeed

    Marka arrimahan oo dhan la isku soo xooriyo waxay muujineysaa in xeer ilaaliyahan ay fari ku godan tahay, isagoo weliba kasoo bixi waayay howshii uu qaranka Soomaaliyeed u hayay.

    Wadani.com

    Axmed Cali Daahir Hague Kenya-Somalia Kiiska Badda Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article119 Somali pirates plead guilty; 50 of them face death sentence
    Next Article Saxafi caan ah oo lagu toogtay Maxkamad ay dacwad uga socotay, dalka Jordan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo