Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»KASHIFAAD: Sidee Xasan Sheekh uga hor istaagay siyaasiyiin caan ah inay xildhibaano noqdaan (Akhriso)

    KASHIFAAD: Sidee Xasan Sheekh uga hor istaagay siyaasiyiin caan ah inay xildhibaano noqdaan (Akhriso)

    November 12, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha xilka sii haya dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku guuleystay inuu qaar ka mida siyaasiyiinta mucaaradka ku ahaa ka hor istaago Baarlamanka cusub.

    Waxaa dhaqan galay qorshe culus oo xildhibaanimada 2016-2020 looga hor istaagay laba ka mida siyaaasiyiinta ugu waaweyn ee sida uga horjeeday Xasan Sheekh oo kala ah:

    finish-daaci

    1. Cumar Maxamed Maxamud (Filish)
    2. Axmed Caddow Daaci.

    Cumar Filish ayaa ka mid ahaa xubnihii Baarlamaankii 2012 ku soo galay qaab dacwad ah kadib markii guddigii doorashada ee xilligaasi uu ka reebay xubno lagu eedeeyay hogaamiye kooxeednimo oo gaarayay 20, markaas kadibna  wuxuu ahaa xildhibaan si weyn uga horjeeda siyaasadda Xasan Sheekh.

    Axmed Daaci oo caan ka ah magaalada Muqdisho ayaa muddo dheer guddoomiye ka ahaa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxaana kooxda Damjadiid dhex maray xurguf siyaasadeed oo keentay inay gurigiisa ku weeraraan Ogost 2014, iyagoo adeegsanaya ciidamada AMISOM.

    Labadan siyaaasi ayaa u sharaxnaa kursiga beeshooda ee aqalka hoose, laakiin waxaa dhacday in Xasan Sheekh oo uu soo xildhibaan Aqalka Sare u magacaabo Muuse Suudi Yalaxow oo ay isku jufo yihiin labadan siyaasi, kuna taageeray inuu ku soo baxo senetoorada aqalka sare ee maamulka Hirshabeelle, taasoo keentay in Cumar Filish iyo Axmed Daaci ay bannaanka ku soo dhacaan, maadaama jufadooda aanay isku heli karin labadaas kursi.

    Waa mid ka mida qorsheyaasha uu Xasan Sheekh adeegsaday si uu meesha uga saaro siyaasiyiinta ka soo horjeeda, waxaana jira xubno kale oo lagu khaarijiyay farsamooyin kale.

    Wadani.com

    Aqalka hoose Axmed Daaci Cumar Finish Doorashada 2016
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/kariin Guuleed oo khudbad kulul ka jeediyay kulankii Magaalada Gaalkacyo [DHAGEYSO]
    Next Article Musharax culus oo si weyn loogu soo dhoweeyay Cadaado [Warbixin & Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo