Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»KASHIFAAD: Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle oo Rikoor cusub u dhigay iibsiga Codadkooda

    KASHIFAAD: Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle oo Rikoor cusub u dhigay iibsiga Codadkooda

    November 8, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Doorashadii xubnaha Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa markale dib ugu dhacday galabta arrin la yaab leh.

    Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa diiday inay tagaan fadhiga baarlamaanka, iyadoo ay harsanaayeen musharixiin aan la macaamilin xildhibaanada isla markaana bixin lacagtii laaluusha kursiga oo ay sharciyeysteen.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xildhibaano yar ayaa ku sugnaa xarunta doorashada ka dhici lahayd, halka inta badan xildhibaanada ay wadeen waanwaan iyo olole doorasho oo ay la galeen musharixiinta u taagan Aqalka sare si ay kharash uga helaan.

    aqalkasare

    Musaharixiinta maamulka Hirshabeelle ayaa si ka duwan xildhibaanada  maamul goboleedyada iyagoo wada jira ka dalbanaya lacag musharixiinta, iyadoo kursiga aqalka sare uu magaalada Jowhar ka gaaray lacag dhan 3000 doolar.

    Xildhibaano ka badan 70 ayaa musharax waliba laga rabaa inuu siiyo lacag, taasoo keentay waqti badan ku lumo ololaha doorashada oo ka socday goobo kala duwan, musharixiinta qaarkood ayaa isaga haray  tartanka, halka kuwo kalena la waayay, waxayna arrintan rikoor cusub oo xildhibaanada Hirshabeelle u dhigeen iibsiga codadkooda, inkastoo doorashooyinka ka dhaca ay ku dhisan yihiin cod kala iibsiga.

    Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Shiikh Cismaan Barre Maxamed ayaa caawa ku dhowaaqay in dib u dhac kale  ku yimid doorashada Aqalka Sare, isagoo u sheegay xildhibaanadii soo xaadiray in Arbacada berito  ay dhici doonto doorashada.

    Wadani.com

     

    Aqalka sare Doorashada 2016 Hirshabeelle Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Liiska Magacyada xildhibaanada ee lagu doortay Magaalada Kismaayo
    Next Article TOOS ULA SOCO NATIIJOOYINKA DOORASHADA MAREYKANKA: Yaa guuleysan doona..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo