Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Madaxweynaha & Guddoomiyaha Baarlamanka oo is khilaafsan iyo Shirkii Madasha oo beri furmaya

    Madaxweynaha & Guddoomiyaha Baarlamanka oo is khilaafsan iyo Shirkii Madasha oo beri furmaya

    January 13, 20162 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XOG: Fadhiyadii Baarlamaanka oo u xayiran qorshe ay dejiyeen
    MADAXWEYNAHA IYO GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Khilaaf siyaasadeed culus ayaa ka dhex aloosan madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), kaasoo salka ku haya xaalada kala guurka ah ee dalka iyo awoodda Madasha Qaranka.

    Labada mas’uul ayaa hadda ku wada sugan magaalada Kismaayo si ay uga qeyb galaan furitaanka shirka Madashada Qaran ee qaabka doorashada dalka, waxaana kulan hordhac ah ay maanta ku yeesheen magaalada Kismaayo, kaasoo aan lagu xalin arrinta dhex taalla.

    Khilaafkan ayaa la sheegay inu salka ku hayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo la saftay madaxda maamulada dalka, iyadoo Prof. Jawaari uu olole ugu jiray in muddo kordhin loo sameeyo Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, taasoo Xasan Sheekh ku gacan seyray.

    Khilaafka labada nin ee ugu sareeya dowlada waqtigeedu dhammaanayo ayaa ka sii daray markii Guddoomiye Jawaari uu socdaal ku tegay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh uu kula taliyay Jawaari inuusan tegin Dhuusamareeb, waxaana taasi ku gacan seyray guddoomiye Jawaari, taasina waxay keentay cambaareyn ka timaado madaxweynaha Galmudug  C/kariin Guuleed oo la aamisan yahay inay isku mowqif yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh.

    Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo si hoose xiriir ula leh Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku guuleystay inuu Jawaari ka qeyb geliyo shirka Madasha Qaran ee magaalada Kismaayo oo markii hore uu qaadacay, waxaana hadda Kismaayo ka socda  shirar gaara oo ay leeyihiin Madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlamaanka oo khilaafka labada mas’uul ku doonayaan inay xal ku raadiyaan arrimaha dhex yaalla oo hadda u muuqda inay kasii darayaan.

    Jawaari iyo inta badan xildhibaanada Baarlamanka Federaalka ayaa aaminsan in awoodii ay lahaayeen lagala wareegay, waxayna si hoose dadaal ugu jiraan muddo kordhin aan laga yeeli karin, waxaana khilaafka oo dhami la isugu geeyay magaalada Kismaayo.

    Wadani.com

    Jawaari khilaaf Madaxweyne Xasan Sheekh Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO SAWIRRO: Qaabkii Kismaayo loogu soo dhoweeyay Madaxweyne Xasan Sheekh
    Next Article DHAGEYSO: Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo ka digay in degmo lagu qeybiyo Baarlamanka 2016

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo