Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Ku dhowaad 50 Milyan Qof oo la jabsaday Bogaggooda Facebook [Akhriso haddii aad ka mid tahay]

    Ku dhowaad 50 Milyan Qof oo la jabsaday Bogaggooda Facebook [Akhriso haddii aad ka mid tahay]

    September 29, 2018Updated:September 29, 20182 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkadda Facebook ayaa shaacisay dad ku dhow 50 milyan qof oo adeegsada barta ugu weyn xiriirka bulshada ee Facebook xogtooda la jabsaday, kadib  cillado farsamo oo shabakadda ku timid.

    Shirkaddu waxay sheegtay in dadka xogtaa jabsaday  ee weerarka ku qaaday Facebook ay ka faa’iidaysteen iyadoo aysan awood badan lahayn aalladda ilaalada ee loo yaqaan”View As” taas oo u sahashay inay jabsadaan xogta dadka ka mid ahaa macaamiisha Facebook.

    Dadka adeegsada shabakaddan ee ay suurto galka tahay in ay arintani saamaysay ayaa isla markiiba Jimcihii lagu wargeliyey in ay xiraan bogaggooga oo hadana dib u furaan, si looga hortago adeegsiga xogtooda.

    Cilladii farsamo ee arrintan sababtay ayuu sheegay Facebook in hadda la xaliyey, waxana sidaasi lagu sheegay qoraal uu soo saaray madaxa waaxda ilaalada xogta ee shirkadda Faceebook, oo intaas ku daray in bogagga dadka arintaasi saameysay dhamaantood la adkeeyey ilaalintooda iyadoo sare qaaday “talaabooyin ka hor tag ah” oo lagu daryeelay 40 milyan oo bog oo kale.

    Facebook, oo sicirka saamiyadeedu hoos u dhaceen in ka badan 3% maalintii Jimcihii, ayaa waxaa si joogto ah u adeegsada shabakadaasi dad gaara laba bilyan, waana tan ugu weyn caalamka.

    Haddii aad ka mid tahay dadka xogtooda la jabsaday, waxaad ku ogaan kartaa in markii aad furtay boggaada Facebook kadib shalay ay kuu soo baxday fariin ah xidhaan boggooda oo dib u furtaan, hase yeeshee shirkaddu waxay sheegtay in dadkaa mid “Inaad xirto kadibna dib u soo gasho, iyadoo aanay qasab kugu ahayn inaad bedesho erayada sirta ah ee ay ku galaan bogaggooda “Password”.

    Bulshada Caalamka Facebook Mark Zuckerberg Shirkadda Facebook
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Liiska tirada Xildhibaannada ka maqnaada fadhiyada Baarlamaanka Federaalka oo la helay
    Next Article C/kariin Qalbi dhagax oo shaaciyey inu tegayo Puntland & Galmudug [Ma doonayo Qolada Xamar joogta…]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo