Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika oo ka hadlay Go’aanka ay Dowladda Soomaaliya uga ceyrisay Dalka

    Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika oo ka hadlay Go’aanka ay Dowladda Soomaaliya uga ceyrisay Dalka

    November 5, 2021Updated:November 5, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ku-xigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Molungo oo dowlada Soomaaliya ay shalay u qabatay inuu dalka uga baxo muddo 7 maalmood ah ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aanka dowlada Federaalka Soomaaliya.

    Mr. Mulongo ayaa isagoo ku sugan Muqdisho sheegay inay lama filaan ku ahayd, isla markaana uu la yaabay go’aanka laga soo saaray, wuxuuna intaas ku datay inuusan waxba kala socon , loona sheegin sababta.

    “Waa wax lala yaabo, waayo waxaan ogahay inuusan jirin wax khalad ah sameeyay” ayuu yiri kuxigeenka wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay inaanu farmi karin waxa ku qornaa qoraalka isaga ku saabsan ee kasoo baxay dowladda Federaalka.

    “Luuqada la adeegsaday waxaa ku jiray ereyo aan macnahooda iyo faahfaahintooda garan karin. Wax sabab ah ma jiraan. wax fikrad ah kama heysto arrintan waxa ay tahay. Waxaan ka hadli karaa wax dhab ah ee kama hadli karo ku-tiri-ku-teen” ayuu yiri Simon Molungo oo la hadlay Wargeyska Monitor ee dalka Uganda kasoo baxa.

    Markii la weydiiyey waxa xigi doona arrintan ayuu ku jawaabay: “Hoggaanka ururka (Midowga Afrika) ayaa laga sugayaa tilmaanta, anigu ma saadaalin karo..”
    .
    Warar xog-ogaal ah oo wargeysku soo xigtay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qaaddo tallaabooyinkan mararka qaarna ay ka danbeeyaan ay dad isku heysta xafiisyada.

    “Ku dhawaaqida Simon (Mulongo) ee ah inuu yahay ‘Person-non-grata’ maaha wax la yaab leh; waxay hore ugu dhacday dublamaasiyiin kale. Mararka qaar marka dadka ka tirsan hay’adaha caalamiga ah ay ku kala aragti duwanaadaan goobaha shaqada, waxa ay helaan saaxiibo ka tirsan dowladda Soomaaliya si ay u farsameeyaan eryidda dadka kasoo horjeeda,” ayuu yiri diblomaasi ku sugan Muqdisho.

    AMISOM Midowga Afrika Simon Molungo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMusharax Daahir Geelle oo eedeyn u jeediyey Ra’iisal wasaare Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada
    Next Article Beesha Caalamka oo waqti u qabatay Doorashada Somaliya iyo farriin ay u dirtay Farmaajo iyo Rooble

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo