Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Musharax Daahir Geelle oo eedeyn u jeediyey Ra’iisal wasaare Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada

    Musharax Daahir Geelle oo eedeyn u jeediyey Ra’iisal wasaare Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada

    November 5, 2021Updated:November 5, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo ah Afhayeenka Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo arrimaha Doorashada, isagoo eedeyn u jeediyey Ra’iial wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada.

    Wuxuu ugu horeyn ka hadlay Duuufaha dalka ka jira iyo Maciishada qaaliyowday, taasoo ka timid saameynta Covid-19 iyo xaaladaha dunida, ayna sii adkaatay noloshii dadka Soomaaliyeed. “Waxaan leeyahay Haddii siyaasadu hagaagto, Nolosha inteeda kale way hagaagi lahayd” ayuu yiri Musharax Daahir Geelle oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho.

    Musharaxa ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladda amniga dalka oo uu sheegay in dhibatooyinkii Alshabaab ay kusoo kordheen Amni darro ka timid xaaladda maciishada iyo colaado sokeeye oo ciidamadii dowladda loo adeegsaday sida dagaaladii ugu danbeeyay ee dhacay (Galmudug).

    “Dadku waxay is weydiinayaan Ddoorashadu ma dhacaysaa iyo goormee ka dhacaysaa.? Waxaa nasiib darro ah Villa Somalia aysan sheegi karin xilliga ay Doorashadooyinka dalka ka dhacayaan.. Waxaan nahay dowladda kaliya ee aan garaneyn xilliga ay doorashooyinkeedu dhacayaan..” ayuu yiri Daahir Maxamuud Geelle.

    Wuxuu ka digay dhibaatooyinka ka yimaada haddi aanay doorasho ka dhicin dalka, wuxuuna ku dhaliilay xukuumada iyo maamul Gobnoleedyada sida caga jiidka ah ee doorashu ku socoto, iyadoo ay dhammaan fashilmeen waqtiyadii loo qabtay Doorashada.

    “Dowladda waxa laga rabao ma aha in Doorashooyinka la bilaabo, laakiin waa waqti koban oo la isla ogyahay inay ku dhacdo. Afar bilood ka badan waxaa qaatay Aqalka sare oo weli xubno ka maqan yihiin.. Ra’iisal wasaaraha iyo maamul Goboleedyada muddooyin badan oo ay qabteen ayaa meel mar noqon waayey. Waa ceeb Qaran, waana khatar iyaga sumcad dileysa, dalkana waxay u wadi kartaa meel aan la qiyaasi karin. Waxaa edeeeda iska leh dadkii laga sugayey ee xukuumadda iyo maamul Goboleedyada”. Daahir Geelle.

    Daahir Geelle Doorashada Maamul Goboleedyada Rooble
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMiino-dhige 3 Bilood ka hor kasoo goostay Alshabaab oo lagu soo bandhigay Galmudug
    Next Article Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika oo ka hadlay Go’aanka ay Dowladda Soomaaliya uga ceyrisay Dalka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Xasan Kheyre oo soo saaray dalab culus u diray madaxweyne Xasan Sheekh

    May 27, 2025

    Sheekh Shariif oo Madaxda Dowladda Somaliya ku eedeeyay xaalad ka taagan Degmo ka tirsan Muqdisho

    May 27, 2025

    Guddiga Doorashooyinka Qaran oo doortay Guddoomiye iyo Xeer Madaxweyne oo lagu soo saaray

    December 2, 2024

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Magacyada Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee la magacaabay, laguna qeybiyay 4.5

    November 26, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo