Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»LA-YAABKA DUNIDA: Madaxweyne Xaaskiisa u magacaabay ku xigeen Madaxweyne

    LA-YAABKA DUNIDA: Madaxweyne Xaaskiisa u magacaabay ku xigeen Madaxweyne

    February 21, 2017Updated:February 21, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dalka Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa xaaskiisa Mehriban u magacaabay xilka madaxweyne ku xigeenka.

    Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii afti loo qaaday dhowaan dastuurka dalkaasi oo lagu kordhiyay xilka madaxweyne ku xigeenka oo aan hore u jirin.

    Arrintan oo saxaafada caalamka oo dhan hadal heyso ayaa loo arkaa inuu ku xoojinayo awooddiisa dalkaasi saliidda qaniga ku ah ee ka mid ahaa dalalkii Midowga Soofiyeeti.

    Magacaabista waxaa lagu qoray barta internetka ee madaxtooyada. Waxayna soo jiidatay dad fara badan oo qaarkood u arkay inay xilkaasi horeba u heysay oo aan loo baahneyn in rasmi ahaan loogu magacaabo.

    Ilham Aliyev wuxuu madaxweyne ka ahaa dalkaasi Azerbaijan tan iyo sanadkii 2003, ka dib markuu aabihii dhintay. Xaaska noqotay madaxweyne ku xigeenka Mehriban Aliyeva, oo 52-sano jir ah, waa xildhibaan, waxayna ku takhasutay caafimaadka.

    Waxay leedahay hay’ad lagu magacaabo Heydar Aliyey. Warbaahinta dowladda ee dalkaasi waxay badanaa ka warrantaa arrimaha qoyska dalka maamula.

    Madaxweynha iyo kuxigeenkiisa waxay isguursadeen 1983-dii
    Madaxweynha iyo kuxigeenkiisa waxay isguursadeen 1983-dii

    Ururada u ololeeya xuquuqda aadanaha waxay qoyska talada maamula ku eedeeyeen musuqmaasuq. Dowladda ayaa beenisay eedahaas.

    Bishii September, Mr Aliyev wuxuu qaban qaabiyay afti lagu aasaasay madaxweyne ku xigeen awood leh, wuxuuna xilka madaxweyne kordhistay todobo sano oo dheeraad ah.

    Isbuucii la soo dhaafay, warar sir ahaa oo la dusiyay waxay muujinayeen in xaaska madaxweynaha aysan war badan ka hayn arrimaha siyaasadda.

    Aabeheed, Arif Pashayev waa nin taajir ah oo ganacsade ah. Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa waxay haystaan seddax caruur ah.

    Wakaalado/BBC

    Azerbaijan Caalamka Ilham Aliyev
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article60 Xildhibaan oo saxiixay Mooshin looga horjeedo Madaxweynaha Hirshabeelle [Sawirro]
    Next Article Muqdisho oo caawa Bandow la geliyay iyo Madaxweynaha oo bedelay Amarkii Gobolka Banaadir

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo