Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xulashada»Laacibka Karim Banzema oo qirtay inuu qeyb ka ahaa fadeexada Valbuena

    Laacibka Karim Banzema oo qirtay inuu qeyb ka ahaa fadeexada Valbuena

    November 5, 20151 Min Read Xulashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    benzema_getty

    Xiddiga kooxda Real Madrid iyo xulka Faransiika  Karim Benzema ayaa maxkamad maanta lagu soo taagay kiis ku saabsan  cabsi gelin iyo handadaad cajalad jinsi  jinsiga ah oo uu ku lug leeyahay ciyaaryahanka kale ee Mathieu Valbuena.

    Baaritaan Booliska Faransiiska ku sameeyay ciyaaryahankan ayaa lasheegay inuu qirtay kiiskan, si uu u kaalmeeyo saaxiibkii ay ciyaalnimadii jaalka ahaayeen isagoo ku booriyay inuu bixiyo kharasha ay ka doonayeen koox handadaad ku heysay ciyaaryahankan kuna saabsan cajalada laga duubay.

    Dacwad soo oogayaasha aya doonaya in ciyaaryahankan baaritaan buuxda la hoos geeyo, waxaana boolisku ay qabteen maalin ka hor markii kiiska Mathieu Valbuena oo ku lug yeeshay. Qareenada u doodaya Benzema ayaa ku doodaya in uusan wax xiriir ah la lahayn kiiskan, laakiin wararka ayaa sheegaya in Karim Benzema uu qirtay inuu kala hadlay saaxiibkiis Mathieu Valbuena arrintan fadeexad jinsiga ah.

    Kiiska Banzema ayaa hadda waxaa go’aan ka gaaraya Garsooraha kiiskan gacanta ku haya oo laga yaabo inuu xabsi ku rido iyo inuu sii daayo, waxaase laga mamnuucay Benzema inuu la kulmo Mathieu Valbuena tasoo ka dhigan in labada ciyaaryahan aanay u wada ciyaari karin xulkooda marka ay la kulmayaan xulalka Ingiriiska iyo Jarmalka Bishan dhexdeeda.

    Wadani.com

     

    Benzema Mathieu Valbuena
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CUSUB: Isku shaandheyntii Golaha Wasiirada oo dib u soo noolaatay Iyo Magacyada Wasiirada xilka laga qaadayo
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Wadooyinka la xirtay ee Magaalada Muqdisho & Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir

    Related Posts

    Dad ku dhow 1000 Qof oo ku dhintay Xajka Sanadkan iyo Dalalka ay kasoo jeedaan…

    June 19, 2024

    TOOS: Malaayiin Xaaji oo maanta taagan Buurta Carafa iyo Digniinta Sacuudiga

    June 15, 2024

    Booliska oo xirxiray dhalinyarro hor leh oo ku caan baxay Anshax darrada Baraha Bulshada

    May 30, 2024

    Dood ka dhalatay Diyaaradii Imaaraadka ee Madaxweynaha Kenya u kireystay Mareykanka

    May 28, 2024

    Dhalashada Bisha Soonfur oo caawa laga raadinayo Sacuudiga iyo Saadaasha Ciidul Fitriga

    April 8, 2024

    Farmaajo iyo Taageerayaashiisa oo difaacay Sheekh Shariif iyo Jawaab ka timid kooxda Xasan Sheekh

    February 20, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo