Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Lafta-gareen oo Musharaxnimada Aqalka Sare ka reebay Saddex Siyaasi oo mucaarad ahaa (Akhriso)

    Lafta-gareen oo Musharaxnimada Aqalka Sare ka reebay Saddex Siyaasi oo mucaarad ahaa (Akhriso)

    July 31, 2021Updated:July 31, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa galabta soo saaray liiska 10 musharax oo u tartamaya 5 kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya .

    Lafta gareen ayaa musharaxnimada Aqalka Sare ka reebay saddex siyaasi iyo haweeney ka tirsanaa Aqalkii Sare ee hore, kuwaasoo ka mid ahaa mucaaradka dowladda madaxweyne Farmaajo, qaarkoodna ka tirsanaayeen xisbiyada madaxweynayaashii hore.

    Liiska musharaxnimada wuxuu C/casiis Lafta-gareen ka saaray xubno ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka 10-aad, waxaana ka mida: Senator Xuseen Sheekh Maxamuud, Senator Ilyaas Cali Xasan, iyo Senator Cabdullaahi Cabdi Garruun.

    Senator Xuseen Sheekh ayaa ahaa xoghayaha xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, halka Senator Ilyaas Cali uu ahaa ogahayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Himilo ee uu madaxda ka yahay Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed.

    Sidoo kale Senator Cabdullaahi Cabdi Garruun oo hore u wasiir uga soo noqday dowladihii hore, kana mida waayeellada siyaasadda K/Galbeed ayuu meesha ka saaray Madaxweynaha K/Galbeed, wuxuuna ahaa oday siyaasadeed oo u dhow Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh.

    Waxaa meesha ka baxay oo kale Timiro Maxamed Cali oo aan wax saameyn ah lahayn, kursigeeda ku loolamaya laba senator oo cusub oo rag ah.

    Shanta kursi ee Lafta-gareen u soo sharxay musharixiinta ku tartamaya waxaa fursad la siiyey Zamzam Ibrahim Cali oo mar kale u tartameysa kursigeeda si ay u difaacato.

    Halista soo wajahday in doorashada Aqalka sare ay u dhacdo si xor iyo xalaal ah ayaa ka timid markii madaxweynayaasha maamul Gobleedyada awood loo siiyey inay soo sharxaan dadka ku tartamaya kuraasta maamulkooda laga soo doorto, taasoo keenay inay ciddii ay doonaan liiska musharixiinta kusoo saaran, kana reeban siyaasiyiinta aanay rabin.

    Saddexda Senator ee liiska Musharixiinta laga saaray
    Senator Samsam Ibraahin Cali – K/Galbeed
    Senator Timiro Maxamed Cali – K/Galbeed, waa laga reebay musharixiinta
    Aqalka sare Doorashada Doorashada K/Galbeed Senator Hussein Sheikh Mohamud Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/casiis Lafta-gareen oo soo saaray Liiska Musharixiinta Aqalka Sare (Akhriso Magacyada 10 Musharax)
    Next Article Mas’uul ka tirsanaa Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo lagu dilay magaalada Laascaanood

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo