Madaxweynaha Turkiga ayaa caalamka kaga yaabay maanta kadib markii hambalyada Ciidul Adxaa u kala diray malaayiin muslimiin ah isagoo luuqadahooda kula hadlay.
Madaxweyne Rajab Dayib Ordogan ayaa adeegsaday 10 luuqadood oo waaweyn oo dadka Muslimiinta ah ay ku hadlaan, wuxuuna bartiisa twitter-ka soo dhigay ilaa toban farriimo hambalyada Ciidul Adxaa ah oo ku qoran toban luuqadood.
Luuqadaha uu adeegsaday madaxweynah Turkiga waxaa ka mida; Carabiga, Turkiga, Azerbajan, Ingiriis, Faransiis, Jarmal, labada luuqada ee Kurdiyiinta, Ruushka iyo luqado kale.
أهنئ الشعب التركي والعالم الإسلامي بمناسبة عيد الأضحى المبارك، وأتمنى أن يجلب للإنسانية كل الخير والطمأنينة والسلام.
— Recep Tayyip Erdoğan (@RTErdogan) September 12, 2016
Eid mubarak to everyone in Turkey and around the world. May this blessed day of faith and sacrifice bring peace to humanity.
— Recep Tayyip Erdoğan (@RTErdogan) September 12, 2016
Cejna Qurbanê ya milletê me û cîhana Îslamê pîroz dikim û hêvî dikim ku ev cejn, ji bo mirovahiyê bibe sedema aşitiyê û aramiyê.
— Recep Tayyip Erdoğan (@RTErdogan) September 12, 2016
Поздравляю весь исламский мир с праздником Курбан-байрам и желаю, чтобы этот праздник принес всему человечеству мир, добро и благополучие!
— Recep Tayyip Erdoğan (@RTErdogan) September 12, 2016