Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»LIISKA KOOXAHA AY U KALA QEYSAMEEN GOLAHA WASIIRADA SOOMAALIYA

    LIISKA KOOXAHA AY U KALA QEYSAMEEN GOLAHA WASIIRADA SOOMAALIYA

    November 1, 2014Updated:November 1, 20142 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Golaha wasiirada oo dhan
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ku kala qeybsan khilaafka u dhaxeeya Ra’iisal wasaarahooda iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana qeyb ka mida ay si toos ah ula safan tahay madaxweyanaha iyagoo ka qeyb qaadanaya ololaha lagu doonayo in lagu rido xukuumada ay wasiirada ka yihiin.

    Golaha wasiirada oo dhan
    Golaha wasiirada oo dhan
    WASIIRADA TAAGEERSAN MADAXWEYNAHA WASIIRADA AAN GO’AANKA QAADAN WELI (DHEXDHEXAAD) WASIIRADA LA SAFAN RA’IISAL WASAARAHA
    1. Faarah Sheekh C/qaadir
    2. Xuseen Cabdi Xalane
    3. C/raxmaan Ducaale Beyle
    4. C/llaahi Goodax Barre
    5. Saciid C/laahi Maxamed Dani
    6. Yuusuf Macalin Amiin
    7. Nadiifo Maxamed Cusmaan
    8. Daa’uud Maxamed Cumar
    9. Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
    10. Cabdi Axmed Baafe
    11. Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
    1. Ducaale Aadan Maxamed
    2. Luqmaan Sheekh Ismaaciil
    3. Khaalid Cumar Cali
    4. Maxamed Coloow Baroow
    5. Cali xareed
    1.  Ridwaan Xirsi Maxamed
    2. Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
    3. Khadija Maxamed DIrie
    4. Salim Caliyow Ibrow
    5. Ereg
    6. Axmed Maxamed Guraase
    7. Maxamed Sheekh Gdhugga
    8. Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
    9. Aadan Maxamed Nuur

    Wasiirada qaarkood oo si gaara ugu dhow madaxweynaha iyo qaar ka kale oo ay dano gaara iyo arrimo shaqsiyadeed ugu xiran yihiin madaxweynaha iyo saaxiibadiis ayaa ugu horeeya wasiirada ka shaqeynaya inay ridaan xukuuumada ay ka midka yihiin, waxayna inta badan taasi ku dhacdaa marka madaxweynaha u balan qaado inay dib ugu soo laabanayaan xukuumadda cusub ee la dhisi doono.

    Ilaa waqti xaadirkan waxay xaaladda Golaha wasiiru mareysaa inuu madaxweynuhu heysto 11 wasiir, halka uu ra’iisal wasaaruhu isku haleyn karo 9 wasiir oo kaliya, lix wasiir oo kale ayaan weli go’aan qaadan ama dhexdhexaad ka ah loolanka socda.

    Isbedel ku yimaado siiba marka dagaalka siyaasadeed xoogeyso ee arrintu gaarto mooshin rasmi ah oo Baarlamaanka loo gudbiyo. Wixii isbedel ah ee liiskan ku yimaada iyo sababtiisa waxaad kala socon doontaan Wadani.com Insha Allaah.

    Wadani Info

    Muqdisho Somalia

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaaraha oo amar ku bixiyay inay xilalka wareejiyaan wasiiradii la isku shaandheeyay
    Next Article Madaxweynaha oo laalay shirkii wada-shaqeynta Baarlamaanka iyo Xukuumada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo