Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Liiska Magacyada Guddiyadda Doorashooyinka, Xuduudaha iyo Adeegga Garsoorka (AKHRISO)

    Liiska Magacyada Guddiyadda Doorashooyinka, Xuduudaha iyo Adeegga Garsoorka (AKHRISO)

    May 7, 2015Updated:May 7, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    ShirkII Khamiislaha ahaa ee golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta uu shir guddoominayey Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa lagu ansixiyay guddiyada ay soo gudbiyeen wasaaradaha Cadaaladda iyo Arrimaha iyo Federaalkaoo kala ah:

    golahawasiirada

     Guddiga Adeegga Garsoorka oo kala ah:

    1. Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf, Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee dalka,
    2. Dr Axmed Cali Daahir Xeer-ilaaliyaha Qaranka,
    3. Abuukaate Maryan Xaaji Cilmi Ibraahim, ururka Garyaqaannada Soomaaliyeed,
    4. Shariif Sheekhunnaa Mayee, Bulshada Rayidka
    5. Abuukaate Prof” Ciise Axmed Warsame, ururka garyaqaannada Soomaaliyeed,
    6. Axmed Cabdullaahi Xuseen Bulshada Rayidka
    7. Sheekh Cismaan Ibraahim Axmed   Bulshada Rayidka

      Toddobadan xubnood  ayaa maanta fadhigii golaha wasiirada lagu ansixiyay sida uu sheegay wasiirka Cadaaladda. Laba xubnood ee dhiman waxaa ka mida Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah oo aan ilaa iminka jirin.

    [ad name=”HTML-1″]

    Sidoo kale waxaa la ansixiyay guddiyada Doorashooyinka Qaranka iyo Xudduudaha iyo Federaalka, Waxaana magacyada

    Guddiga Doorashooyinka ay kala yihiin:

    1. Saciid Xaashi Warsame
    2. Maxamed Xasan Taani
    3. Xuseen Cabdi Aadan
    4. Saciid Cali Sheekh Maxamed
    5. Maxamed Axmed Nuur
    6. C/raxmaan Cusmaan Dirir
    7. Maxamed Daahir Maxamuud
    8. Xaliimo Ismaaciil Cali
    9. Khadiijo Cosoble Cali

      Sida uu ku dhawaaqay wasiirka arrimaha gudaha dhismaha guddiga doorashooyinka ayaa degdeg loo horgeyn doonaa Baarlamaanka.

    Guddiga Xudduudaha iyo Federaalka ee  golaha wasiirrada Soomaaliya Ansixiyeen waxay kala yihiin:

    1. Muuse Garad Cabdullaahi
    2. Liibaan Cali Sahal
    3. Maxamed Muxuddiin Sheekh Mursal
    4. Dr Cabullaahi Gacal Cabdi
    5. Abuukar Sheekh Cabdi Ibraahim
    6. Saciido Xasan Cusmaan
    7. Xuseen Xaashi Xasan
    8. C/Khaaliq Cabdullaahi Xamsa
    9. Khaliif C/kariim Maxamed

      Magacaabidda guddiyadan oo dhan ayaa lagu saleeyay qaabka  awood qeybisaga ee 4.5. Guddiyadan ayaa muhiim u ah hiigsiga cusub ee 2016, iyadoo muddo badan ay dib u dhaceen, waxaase harsan doorkii Baarlamaanka oo sugaya xeerkoodii iyo qaabkii loo ansixin lahaa.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-6″]

     

     

    Guddiyada doorashooyinka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDalladaha Waxbarashada K/Soomaaliya oo ka hor yimid kasoo baxay wasaaradda Waxbarashada
    Next Article Shariif Xasan oo u ololeynaya mooshinka laga keenay maamulka Axmed Madoobe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo