Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Liiska Xildhibaanada kasoo baxay Beledweyne iyo Guddiga FEIT oo diiday aqoonsiga Kursiga Fahad Daahir

    Liiska Xildhibaanada kasoo baxay Beledweyne iyo Guddiga FEIT oo diiday aqoonsiga Kursiga Fahad Daahir

    February 20, 2022Updated:February 20, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku qabtay kuraastii ugu horeysay ee Golaha Shacabka.

    Lix kursi oo lagu doortay maanta Magaalada Beledweyne waxay natiijadii noqotay inay kusoo baxaan xubnihii loo sadaaliyey ee loo xiray tageerayaasha kooxda Farmaajo (Halkan ka akhriso)

    Kursiga HOP086 ayaa waxaa kusoo baxay agaasimihii hor ee NISA Fahad Daahir Axmed oo magaca bedeshay, waxaana kursigan hore ugu fadhiyey Faarax Sheekh Cabduqaadir. Fahad ayaa helay codad dhan 70, halka musharaxii la tartamayey Axmed Dayib Axmed uu ka helay 24 cod.

    Doorashada kursiga HOP086 ee uu kusoo baxay Fahad ayaan aqoonsi ka helin Guddiga Doorashada FEIT ee Federaalka oo hakiyey Kursigan.

    Kursiga HOP015 ayaa waxaa markale kusoo baxay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Haweenka Xiis Xasan Aadan oo kursigaan hore ugu fadhiday, waxaana tartanka isaga hartay Maryan Xasan Cabdi oo la tartami laheyd, iyadoo cod gacantaag ah lagu siiyey 92 Cod, waxaana diiday 5 Cod.

    Kursiga HOP008 Waxaa kusoo baxay Maxamed Barre Fiyoore, waxaana laga xiray oo hore ugu fadhiyey Dr. Xuseen Cabdi Cilmi, markii uu tartanka ka haray Ibraahim Axmed Inji, waxaana cod gacan taag 89 Cod lagu siiyey Maxamed Fiyoore.

    Kursiga HOP274 ayaa waxaa markale kusoo baxay Maxamed Cabdullahi Xasan Nuux, waxaana tartanka isaga hartay Fardowso Xasan Ismaaciil, iyadoo lagu ayiday cod gacan taag ah oo dhan 78 Cod. 7 Ergo ay diiday.

    Kursiga HOP109 ayaa waxaa markale kusoo baxay Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ah Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga, markii ay u tartanka ka hartay Xamdi Maxamed Muuse, waxaa cod gacantaag ku ayiday 92 cod.

    Kursiga HOP074 waxaa kusoo baxay Cabdikariim Cumar Xuseen, waxaama hore ugu fadhiyay Wasiir kuxigeenkii hore ee Gaashaandhigga Cabdullaahi Colaad Rooble oo kursiga laga xirtay, waxaa cod gacantaag ah 98 cod kusoo baxay Cabdikariim Cumar Xuseen, markii uu tartanka ka haray Cabdishakuur Cabdullaahi Axmed.

    BELEDWEYNE Doorashada Fahad Yaasiin Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFahad Daahir oo u xuub siibtay Xildhibaan iyo Arrin uu shaaciyey inuu uga dayn doono Khadija Diiriye
    Next Article Hanti-dhowrka Guud oo Dacwad ka Gudbiyey Madaxda ku lugta leh Heshiiska Shidaalka ee la saxiixay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo