Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Lix Xildhibaan oo ku soo baxay Doorashadii Kismaayo iyo Arrimo yaab leh oo ka dhacay (Sawirro)

    Lix Xildhibaan oo ku soo baxay Doorashadii Kismaayo iyo Arrimo yaab leh oo ka dhacay (Sawirro)

    January 23, 2022Updated:January 23, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada Kismaayo maanta lagu dooray Lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.

    Arrimaha la yaabka leh ee doorashadan gaarka la ahayd waxaa ka mida in dhammaan kuraastii maanta lagu doortay magaalada Kismaayo aysan tartankeeda ku jirin xildibaannadii hore ugu fadhiyey kuraastaasi oo laga wada reebay.

    Arrinta labaad ee sida weyn loo hadal hayo ayaa noqotay in musharax ah kuwa loo yaqaan Malxiiska ee u tanaasulay Musharax loo waday kursiga uu gacanta taaagay, markii ay ergadu codeyneysay, isagoo tartanka markii hore ka haray, kadibna ku khaldamay inuu ergo yahay.

    Kursigii koowaad ee HOP114, waxaa ku tartamay: Cumar Ibraahim Xaashi iyo Cabdi Aadan C/raxmaan, waxayna natiijadii noqotay inuu ku guuleystay Cumar Ibraahim Xaashi oo helay 80 cod, halka musharax Cabdi Aadan uu ka helay 12 cod. waxaa xumaatay 8 cod.

    Kursiga labaad ee HOP107 oo ay hore ugu fadhiday xildhibaan Haawo Maxamed Aadan, waxaase hadda u tartami lahaa musharax oo kala ah: Maxamed Sheekh Nuur Cusmaan iyo Maxamed Cusmaan Aadan, basle waxaa isaga haray tartanka musharaxa danbe. Waxaa cod gacantaag ah loo qaaday oo 98 cod kusoo baxay Maxamed Sheekh Nuur Cusmaan, iyadoo kursigii labaad uu sidaasi kusoo gabagaboobay.

    Kursiga Saddexaad ee HOP120 waxaa hore ugu fadhiyay C/qaadir Sheekh Cali (Baqdaadi), waxaana ku tartamay musharaxiinta kala ah: Asad Cabdirisaaq Maxamed iyo Siciid Cabdiqaadir Shukri. Kursiga HOP120 waxaa kusoo baxay Asad Cabdirisaaq Maxamed oo helay codad dhan 77 cod, halka musharax Saciid Cabduqaadir Shukri uu helay 18 cod.

    Kursiga Afraad ee HOP028 waxaa gacantaag kusoo baxay Cabdinuur Cali Aadan, kadib markii uu tartanka ka haray musharixii la tartami lahaa ee Axmed Cabdi Maxamed. Ergo dhan 89 Cod ayaa taageertay inuu xildhibaan noqdo.

    Kursiga shanaad ee HOP111, waxaa kusoo baxay Wasiirka Kalluumeysiga Maamulka Jubbaland Cabaas Cali Ibraahim, isagoo helay 79 cod, halka Aadan Mursal Cadow oo la tartamayey uu ka helay 17 cod.

    Kursiga lixaad ee kursiga HOP093 waxaa kusoo baxay Dr Siciid Maxamed Cali oo helay 74 cod, halka Mahad Nuur Cismaan oo la tartamayey uu helay 24 cod, Waxaana halaabay 3 cod.

    Doorashadii lixda kursi ayaa kusoo gabgabowday magaalada Kismaayo, iyadoo dhammaan kuraastii la doortay ay kusoo baxeen xildhibaanno cusub.

    May be an image of 2 people, people sitting, suit and indoor
    May be an image of 2 people, people sitting, suit and indoor
    May be an image of 2 people, people sitting and indoor
    May be an image of 2 people, people sitting and indoor
    May be an image of 2 people, people sitting and indoor
    May be an image of 2 people, people sitting and indoor
    Doorashada Kismaayo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhiban Cayaar-Jecel oo ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka Doorashada Kursigii uu ku fadhiyey
    Next Article Xukuumadda Xilgaarsiinta oo jebisay Go’aankii Farmaajo ku dhiibay Qalbi Dhagax iyo ururka ONLF oo..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo