Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Loolank Shirka Cadaado ee Dowlada Federalka & Cabdi Qeybdiid (Qorshaha go’doominta Qeybdiid)

    Loolank Shirka Cadaado ee Dowlada Federalka & Cabdi Qeybdiid (Qorshaha go’doominta Qeybdiid)

    May 4, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh ugu jirta sidii ay u go’doomin lahayd madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo si weyn uga hor yimid qorshiha dowladda ee shirka maamul u sameynta Goboladda dhexe isla markaana taageero ka heysta odayaal dhaqan iyo saxiixayaasha.

    Laba ka mida saxiixayaashii maamulada Goboladda Dhexe oo kala ah madaxweynaha Ximan & Xeeb iyo Ahlu Sunna Waljameeca ayaa dowladda Federaalka ugu yeeratay Muqdisho waxaana waanwaan hoose oo socota la sheegay in lagu qancinayo la shaqeynta dowladda iyo qorshaha maamulka loo dhisayo gobolada dhexe, waxaana hore u soo baxayay warar ka hadlaya in madaxweynaha Ximan iyo Xeeb C/llaahi Maxmed Baarleex afgarad dhex maray dowladda Federaalka.

    qeybdiid

    [ad name=”HTML-1″]

    Kulamada Muqdisho uga socda saxiixayaasha oo Cabdi Qeybdiid ka maqan yahay iyo dowladda federaalka ayaa ujeedkoodu yahay in lagu go’doomiyo madaxweynaha Galmudug oo dowladda federaalka caqabad weyn ku haya, waxaana weli socda xareynta ergooyinka shirka oo Cabdi Qeybdiid iyo kooxaha taageersan ay ku eedeeyeen inay yihiin odayaal Muqdisho laga keenay oo aan sax ahayn.

    Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka C/raxmaan Odowaa ayaa dhowaan sheegay inuusan Cabdi Qeydbiid kala diri karin guddiga farsamada ayna socoto howshii guddigaasi. Cabdi Qeybdiid oo hore lagu waday in lagu qanciyo taliye ciidan oo dowladda federaalka laga siiyo ayaa hadda u muuqda inuu sii ahaan doono caqabad hor taalla qorshaha dowladda Federaalka ee shirka Cadaado iyo musharaxeeda C/kariin Xuseen Guuleed.

     

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

     

    [ad name=”HTML-6″]

    Qeybdiid Shirka maamul u sameynta gobolada dhexe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDANJIRE MAX’ED CALI AMEERIKO: “Weli ma go’aansan inaan is sharaxo 2016-ka”
    Next Article Madaxda Dowladda Federaalka oo looga digay inay tagaan Kismaayo (Akhriso Mooshin Cusub)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo