Labada Kursi ee Aqalka sare oo dib loo dhigay inay doorashadooda ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb, waxaa ka mida kursiga laga…
Browsing: Qeybdiid
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo Guddoomiyaha Guddiga Dib eegista Dastuurka Labada Gole Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa…
Gudigga dib u eegista Dastuurka labada aqal e Baarlamaanka Soomaaliya la kordhiyey tiradiisa iyadoo lagu daray lix xubnood oo cusub.
Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilaabay kulamo u gaara oo ku saabsan dib u eegista Dastuurka, kuwaasoo looga horjeedo seminaaro…
Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay inay noloshiisa…
Baaritaankii dowladda Soomaaliya ku sameysay weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee Imaaraadku tababaray ayaa soo dhammaaday iyadoo la filayo…
Weerarkii Ciidamada Soomaalida ee ay tababarreen Imaaraadka Carabta ku qaadeen Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa lugaha la galay dowladda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, xildhibaanno iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa booqday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)…
udiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo maanta shir ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa kad ooday weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo shalay ay gurigiisa weerarreen…
Waxaa socda baaritaanka askar iyo saraakiil la sheegay inay geysteen weerarkii shalay lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).
Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka, kana mid ahaa xubnihii magaalada Cadaado u…
Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid oo ahaa madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada magaalada Dhuusamareeb, isagoo…
Kadib markii lagu dhawaaqay inta badan Golaha wasiirada maamulka Galmudug ee shalay uu soo dhisay madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed waxaa…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh ugu jirta sidii ay u go’doomin lahayd madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)…
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa galabta gaaray degmada Cadaado iyadoo si diiran loogu…
Maamulka Ximan & Xeeb ayaa si weyn ugu gacan seyray go’aankii ka soo baxay madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in…
