Maamulka G/Banaadir ayaa caawa bilaabay burburinta Jardiinooyinka danta Guud ee Gobolka Banaadir, iyadoo laga bilaabay Jardiinada Aargada KM4 oo ahayd dhowr jeer la dumiyey oo howlgab ah.
Arrintan ayaa ka dambeysay amar hore uga soo baxay maamulka G/banaadir oo laguĀ laaley heshiisyadii maamuladii hore ee G/banaadir la galeen maamulka oo lagu wareejiyay jardiinooyinka iyo beeraha dowladda hoose ee Muqdisho.
Iyadoo muddo laba bilood ka badan laga joogo dhaqan gelintii wareegtada maamulka G/banadir ayaa tallaabada caawa loo arkaa mid maamulka G/banaadir ku doonayo inuu ku muujiyo inuu tallaabo qaadi karo.
HOOS KA DAAWO