Maamulka Jubbaland ayaa war iyo tacsi wada socda kasoo saaray dilka Wasiirkii Howlaha Guud ee dowladda Soomaaliya.
Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Maamulka Jubbaland ayaa tacsi loo diray geerida wasiirka waxaa dowladda looga dalbaday inay baaritaan baahsan lagu sameeyo sida loo dilay wasiir Cabbaas.
Wasiir Cabbaas C/llaahi Siraaje oo ahaa wasiirka ugu dhalinta yar xukuumadda Soomaaliya ayaa laga soo doortay Jubbaland, wuxuuna ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka.
AKHRI QORAALKA