Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Madaafiic Hoobiyeyaal ah oo ku dhacay Xaafado ka mida Muqdisho iyo Dad ku dhaawacmay

    Madaafiic Hoobiyeyaal ah oo ku dhacay Xaafado ka mida Muqdisho iyo Dad ku dhaawacmay

    August 20, 2022Updated:August 20, 20221 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa madaafiic xalay xilli danbe ku dhacay xaafado ka tirsan caasimadda Muqdisho xili uu socday weerarka Hotel Hayat oo dabley ka tirsan Alshabaab ay gudaha u galeen.

    Afar Madfac ah ayaa ku dhacay Guryo ku yaalla xaafadaha degmada Xamarjajab, gaar ahaan agagaarka Dugsiga Sare ee Booliska; iyagoo dhaliyay Qasaare soo gaaray dad shacab ah.

    Wararka ayaa sheegaya in ilaa saddex Hoobiye ay ku habsadeen Guri ay deganaayeen dad shacab ah, waxaana sida la sheegay ku dhawcmeen dad ku dhiw 20 qof oo ay ku jiraan Hooyo iyo afar arruur ah oo ay dhashay.

    Alshabaab ayaa laba weerar oo dhiig badan ku daatay xalay ka geystay Muqdisho, iyagoo adeegsaday weerar toos ah oo ay ku qaadeen Hotelka Hayat iyo Hoobiyeyaasha lagu weerarray degmada Xamarjajab.

    Tallaabada Alshabaab qaadeen ayaa ka dhigan in xaalada amniga Muqdisho ay tahay shaqada ugu weyn ee hortaalla dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh oo doorashadiisii kadib isku mashquuliyey Arrimaha dibadda iyo Abaaraha.

    Alshabab Hoobiye Muqdisho Top Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDableyda Alshabaab oo Saaka Waagu ugu baryay Hotelka Hayat iyo Wararkii ugu danbeeyay
    Next Article Weerarkii Alshabaab ee Hotel Hayat oo lasoo afjarayo iyo Xeelado cusub oo ay adeegsadeen

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo