Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Weerarkii Alshabaab ee Hotel Hayat oo lasoo afjarayo iyo Xeelado cusub oo ay adeegsadeen

    Weerarkii Alshabaab ee Hotel Hayat oo lasoo afjarayo iyo Xeelado cusub oo ay adeegsadeen

    August 20, 2022Updated:August 20, 20222 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Weerarkii Alshabaab xalay ku galeen Hotelka Hayat ee agaagarka KM4, magaalada Muqdisho ayaa saaka la sheegay in lasoo afjarayo, kadib muddo ka badan 16 saacadood ah oo dagaal ka socday.

    Maleeshiyada Alshabaab ayaa qaraxyo waaweyn ku galay Hotelka Maqribnimadii, waxayna xalay saqdii dhexe isugu tageen Dabaqa sare ee Hotelka, iyagoo dagaal la galay ciidamada kala duwan ee dowladda oo isugu jira Boolis, NISA iyo kuwa Gaarka ah ee Alfa.

    Xeeladaha cusub ee Alshabaab u adeegsadeen weerarka ayaa waxaa ka mid ahaa inay Caagag laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa dhigeen gudaha Hotelka, iyadoo la sheegay inay qarxinayaan markii loo soo dhowaado.

    Qasaaraha Weerarkan oo ahaa kii ugu cuslaa ee ka dhaca Muqdisho intii uu mar kale Madaxweyne Xasan Sheekh xilka kusoo laabtay ayaa sii kordhaya, waxaana ilaa hadda ku dhintay 15 qof oo ay ka mid yihiin Ganacsato, dad shacab ah iyo ciidamo.

    Dadka ku dhaawacmay waxaa ka mida saraakiil ciidan, waxaana howlgalka uu noqday mid ka mida kuwii ugu waqtiga dheeraa ee Alshabaab ku qaadaan Hoteelada Muqdisho muddo sanado ah.

    Warar sheegayey in mid ka mida Dableyda Alshabaabkii ee weerarka ku galay hotelka Xayaat ee Muqdisho uu is dhiibay ayaa la beeniyay, waxaana weli waxaa socda howlgalka ay ciidamada ku nadiifinayaan Hoteelka oo burbur xoog leh uu gaaray.

    Hay’adda Aamin Ambulance ayaa sheegtay inay Hotelka Hayat ilaa hadda ka qaaday laba qof oo meyd ah iyo 10 dhaawac ah. Hay’adaha Amniga ayaan weli wax war ah kasoo saarin qasaaraha weerarka Hotelka Hayat.

    Alshabaab Hotel Hayat Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaafiic Hoobiyeyaal ah oo ku dhacay Xaafado ka mida Muqdisho iyo Dad ku dhaawacmay
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka Hayat Hotel (Qaraxyo cusub iyo Meydad dhex yaalla..)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo