Madaxweynaha Soomaaliya waqtigiisii sharciga ahaa uu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay sii jireyso Madasha Qaran ilaa ay ka xaqiijiso xilkii ay qaaday.
Isagoo ka hadlayay shirkii Madasha ee maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ayuu sheegay in mar kasta la yiraahdo “Waa shirkii ugu danbeeyay ee Madasha” laakiin wuxuu daba dhigay in Madasha Qaran ay jiri doonto mar waliba kulmi doonto marka loo baahdo.
DHAGEYSO
Wadani.com