Golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa war kasoo saaray xaaladda ka taagan maamulka Galmudug, iyadoo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay faragelin qaawan ku heyso maamulka Galmudug.
Qoraalka oo ka koobnaa dhowr qodob wuxuu ku baaqay in Galmudug loo madax bannaaneeyo fulinta heshiiskii ay la gashay Ahlu suna, waxayna madaxweyne Farmaajo ku eedeeyeen faragelin markiiĀ uu sheegay inuu la shaqeynayo guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Galmudug iyo Hirshabeelle.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA MAAMUL GOBOLEEDYADA