Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Madaxtooyada Somalia si yaab leh uga jawaabtay Cabashadii Hooyo sheegtay inay Gabadheeda afduubteen Ciidamada Madaxtooyada

    Madaxtooyada Somalia si yaab leh uga jawaabtay Cabashadii Hooyo sheegtay inay Gabadheeda afduubteen Ciidamada Madaxtooyada

    January 17, 2020Updated:January 18, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxtooyada Soomaaliya ayaa jawaabtii ugu horeysay ka bixisay kiis ku saabsan ciidamada madaxtooyada oo lagu eedeeyay inay afduubteen Gabar oo hooyadeed ay baraha bulshada ku faafisay cabasho si weyn looga naxay.

    Agaasimaha warfaafinta Madaxtooyada C/nuur Maxamed ayaa qoraal gaaban oo jawaab ah soo dhigay Facebook, wuxuu ku sheegay inay xiriir la sameeyeen Maxakmadda Kiiska gacanta ku heysa, isla markaana wuxuu ku taliyey in laga fogaado buunbuuninta kiiskan sida uu yiri.

    “Waan maqalnay qaylo dhaanta Hooyo Amran Maxamed Cismaan oo ilaa shalay baraha Bulshada lagu faafinayay, waxaana xiriir la sameynay Maxakamadda kiiska gacanta ku haysa, xeer ilaaliyaha dacwada soo oogay iyo Madaxda askarta la eedeeyay. Waxaa ii muuqata in baaritaan daahfuran loo baahanyahay si la isu waafajiyo cabashada hooyada iyo aragtida ay qabaan qeybaha kala duwan ee kiiska ku lug leh. Xoguhu sida qolo walba u tabinayso waa wax kala fog. Inta taas laga xaqiijinayo, waxaa habboon in laga fogaado buunbuuninta wararkan hubinta u baahan, warbaahintuna waa in ay dheelli-tir ku sameyso waxa ay bulshada la wadaagayso si aan loo sii abuurin jahwareer kale…”ayuu yiri agaasimaha Madaxtooyada.

    Wuxu qiray inuusan la hadlin hooyo Amran, balse ay is maqleen dad ehelkeeda ka mida, loona baahanyahay inaan laga hordhicin baaritaannada haatan socda, sida uu yiri.

    HOOS KA DAAWO KIISKA WARBIXINTA KIISKA

    Isla kiiskan waxaa ka hadlay CID-da iyo xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida oo sheegay in Amal oo ah gabadha ka maqan Hooyo Amran dhaqan celin loo keenay Muqdisho iyada iyo gabdho kale, ayna ka baxsadeen xaruntii dhaqan celinta, iyadoo awood adeegsaday, isla markaana caddeyn lagu waayey laba nin oo lagu eedeeyay maqnaashaha gabadha.

    Waxaa kaloo warbaahinta dowladda lagu soo bandhigay gabdhihii la baxsaday Amal iyo hooyadood oo eedeynaya Amal inay iyadu ka danbeysay qorshaha ay kusoo baxsadeen, ayna rabtay inay hooyadeed dacweyso. waxaana kiiskan uu isu bedelay mid isku qasan oo xaqiiqdiisa aan laga sal gaarin.

    WARBIXINTA JAWAABTA AH HOOS KA DAAWO

    Amaal Amran Maxamed Cismaan Gabar afduub Madaxtooyada Top Villa Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHalista ba’an ee Muqdishooyinka 2020 (Qormadii Yuusuf Garaad)
    Next Article Faahfaahin laga helay Weerarkii Xaaji Cali (Qasaarihii ugu badnaa oo gaaray Alshabab & Saraakiil lagu dilay…)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo