Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda caafimaad
ee madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo dhowaan safar caafimaad ku joogay dalka India, isla markaana ay xaaladiisa ka soo baxeen warar kala duwan.
Mudane Maxamed Xaashi ayaa sheegay in madaxweynaha Galmudug lagu sameeyay qalliin socdan muddo saacad ah, dalka India, ayna wanaagsan tahay xaaladiisa caafimaad.
DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNE KU XIGEENKA GALMUDUG
Wadani.com