Browsing: India
Ganacsade Hindi ah ayaa la yimid fekrad cusub oo ka yaabisay dadka, markii uu sameystay Maasgaro ama mask Dahab ah…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta socdaalkiisii ugu horeeyay ee rasmi ah uga bilowday dalka India, iyadoo si weyn loogu…
Maxkamadda Sare ee dalka India ayaa gaartay go’aan culus oo laga cabsi qabo inuu dib u soo nooleeyo xiisad u…
Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday dalka India Faadumo C/llaahi Maxamuud (Insaaniya) laga guddoomay Waraaqihii Aqoonsiga safiirnimo, kadib markii…
Milateriga Paksitan ayaa soo bandhigay duuliye India u dhashay oo diyaaradiisa saaka lagu soo riday gudaha xuduudka dalka Pakistan, iyadoo…
Iyadoo xiisada labada dal ee India iyo Pakistan ay cirka isku shareertay ayay ciidamada Pakistan waxay shaaciyeen inay soo rideen…
Dawladda Hindiya ayaa shaacisay in ciidamdeeda Cirka ay weerar ku qaadeen Xarumo gudaha Pakistan ku leeyihiin Maleeshiyo reer Kashmiir, taasoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria u soo…
Shabeel ku fakaday magaalo ku taalla dalka India ayaa dhaliyey dagaal muddo lix saacadood ah ka dhex socday dadka magaaladaasi…
Nin u dhashay dalka India oo ah Injineer ka shaqeysta magaalada Hargeysa ayaa diinta islaamka ku soo biiray, isagoo shahaadda…
Nin u dhashay dalka Hindiya oo la weysaa muddo 40 sano ah ayaa qoyskiisa la midoobay kaddib markii uu walaalkiis…
Jilaaga Aflaamnta Hindiga ee Bollywood-ka Salmaan Khan ayaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ah kaddib markii lagu helay dambi…
Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Muddane Mahdi Mohamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo iyo xubno ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo Wasiiradda ayaa…
Qeybtii labaad maxaabiis ku xirnaa dalka India oo loo heystay Burcad Badeednimo ayaa maanta laga soo dejiyay Goraanka Aadan Cadde.
Waxaa galabta maqribnimadii kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho qaar ka mida maxaabiistii Soomaalida ee ku xirnaa dalka India.
Haweeney iyo nin ay jeceshahay oo ku nool Hindiya ayaa lagu eedeeyay in ay dileen seygeedii, ka dibna ay qalliin…
Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ka dib toddobaadyo…
