Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xiddigo caan ka ah dalka India oo Aroos cajiib ah ku sameystay Dalka Talyaaniga

    Xiddigo caan ka ah dalka India oo Aroos cajiib ah ku sameystay Dalka Talyaaniga

    December 13, 20171 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ka dib toddobaadyo la isla dhexmarayay in ay is aroosayaan.

    “Maanta waxaan isu ballan qaadnay in aan waligana is jeclaan doono, waxaanna ku faraxsannahay in aan warkaa idinla wadaagno”, ayay lamaanuhu ku dheheen war qoraal ah oo ay soo saareen.

    Xalfadda waxaa ka qayb galay qaraabada dhaw iyo saaxiibo kooban. Lamaanahan ayaa sheegay in ay doonayaan in “arooskoodu uu noqdo mid khaas u ah”.

     Lamaanahan caanka ka ah Hindiya ayaa isku mehersaday Talyaaniga 

    Labadan lamaane ee caanka ah ayaa la sheegay in meherkoodu uu ka dhacay Tuscany oo ah goob loo tamashle tago.

    Delhi ayayna xaflad soo dhawayntooda ah ku qaban doonaan 21ka Disembar, waxaana xigi doona damaashaad ka dhici doona Mumbai 26 Disembar, taas oo ay ka qaybgali doonaan dad caan ah oo ka tirsan shirkadda aflaanta samaysa ee Bollywood, dad Kiriketka isticmaala, sida ay sheegeen.

    Marka ay dhammaadaan damaashaadya Hindiyana , lamaanuhu waxay u safri doonaan Koonfur Afrika, halkaas oo Kohli uu isugu diyaarin doono ciyaarta ay dheeli doonto Hindi horraanta sannadka soo socda.

    Sannadka cusubna Sharma waxay ku laaban doontaa Mumbai si ay dib ugu billawdo hawlaheedii jilidda, halkaas ayayna lamaanuhu ku noolaan doonaan.

    Anushka Sharma Aroos Indi India Virat Kohli
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo Weerar kulul ku qaaday siyaasiyiinta Beesha H/Gidir
    Next Article DEGDEG: Baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyay Miisaaniyadda Dowladda 2018 [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo