Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhiska Matxafka Qaranka oo ka mida mashaariic lagu dhisayo barnaamijka Is-xilqaan.
Munaasabad ka dhacday Xarunta Matxafka ayaa waxa ka qeyb galay, wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, sida wasiirka Maaliyadda, Isgaarsiinta iyo Warfaafinta.
DAAWO SAWIRRO






![Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dib u dhiska Matxafka Qaranka [Sawirro]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/12/Farmajo-dhagaxdhig.jpg)