Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Madaxweyne Farmaajo oo laba Qodob hordhigay Taliyeyaasha Ciidamada [Akhriso]

    Madaxweyne Farmaajo oo laba Qodob hordhigay Taliyeyaasha Ciidamada [Akhriso]

    July 31, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta shir degdeg la yeeshay dhammaan taliyeyaasha ciidamada  ayaa kala hadlay laba qodob oo muhiim ah.

    Kulanka ayaa qaatay saacado, iyadoo madaxweynaha uu taliyeyaasha kala hadlay Labo qodob oo kala ah: Sidii la isugu xiri alaa ciidamada kala duwan ee dowladda oo aanay dib u soo noqon  isku dhacdyada dhiigga ku daatay ee ciidamada dhexdooda iyo in Ciidamada dowladda u diyaar garoobaan sidii ay AMISOM ugala wareegi lahaayeen ammaanka dalka.

    Madaxweyne ayaa amray in la magacaabo guddi ka kooban talisyada ciidamada qalabka sida oo soo diyaariya qaabka ugu wanaagsan ee ay ciidamadu ku wada shaqeyn karaan, looga hortegi karo isku dhacyada joogtada noqday.

    Taliye xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed kulanka kadib saxaafadda u faahfaahiyey waxyaabihii looga wada hadlay.

    “Maanta oo bisha July tahay 31, madaxweynaha wuxuu isugu yeeray dhammaan taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, taliyeyaasha hogaannada oo dhan, waxaa laga wadahadlay Labo arrin oo midi ay tahay  sidii looga wareejin lahaa ciidamada AMISOM ammaanka, umadda Soomaaliyeed iyo ciidamada qalabka sida sidii ay ula wareegi lahaayeen amniga guud ee dalka, gaar ahaan in la dedejiyo la wareegista amniga ee magaalada Muqdisho, kaasi waxa uu ahaa qodobka Koowaad oo aad loogu dheeraaday, madaxweynahana uu booriyey in waajib ciidamada qalabka sida saaran uu yahay la wareegista xilkaasi, loona baahan yahay in dalkaan loo dhinto, naftana loo huro, taas qodobka Koowaad ayuu ahaa, qodobka Labaadna wuxuu ahaa oo madaxweynaha uu ka hadlay wada shaqeynta ciidamada dhexdooda waxyaabaha yar ee dhacaya iyo xurgufta inay meesha ka baxdo, ciidamadana ay si toos ah u wada shaqeeyaan ay aaminaan ineyyihiin Hal ciidan u shaqeeya Hal dal, Hal xukuumad u shaqeeya, umadda Soomaaliyeedna u adeegaan in ciidankaasi yahay ciidan mideysan oo kaliya ee aanu ahayn ciidan dhowr dowlad u kala shaqeeya, ciidankaan Hal maamul ayuu u shaqeeyaa, Hal dowlad iyo Hal shacab ayuu u shaqeeyaa, ciidanka inuu Hal noqdo ayuu madaxweynaha aad u booriyey waana isla qaadannay taas, waxaana uu amray in la magacaabo guddi ka kooban ciidamada qalabka sida, guddigaasina uu soo bandhigayo nidaamka ugu wanaagsan ee ciidamada ku wada shaqeyn karaan” ayuu yiri taliye ku xigeenka ciidamada Booliska.

    Wadani

    AMISOM Amniga Farmaajo Taliyeyaasha ciidamada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Xasilinta oo kala eryay Bannaanbaxayaal xiray Wadadda Maka Almukarama [Sawirro]
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay Waaligii Alshabaab ee G/Banaadir [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo