Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa halkaasi uga qeyb gelaya Shir madaxeedka ururka Midowga Afrika. Labada maalmood ee uu shirku socdo Madaxweynaha ayaa kulamo gooni gooni ah waxa uu la yeelan doonaa madaxda ka socoto dalalka Afrika.
HOOS KA DAAWO