Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Madaxweyne Farmaajo oo socdaal kale ugu dhoofay dalka Masar [Akhriso Sababta]

    Madaxweyne Farmaajo oo socdaal kale ugu dhoofay dalka Masar [Akhriso Sababta]

    February 23, 2019Updated:February 23, 20191 Min Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar aan hore loo qorsheyn uga dhoofay maanta magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Qaahira ee dalka Masar.

    Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo ay ka mid yihiin xubno ka tirsan xukuumadda ayaan wax faahfaahin laga bixin socdaalkooda, iyadoo wararka qaarkood ay sheegayaan in socdaalkiisu la xiriiro shir madaxeedka Carabta iyo Yurub ee ka dhici doona Sharma’sheekh dalka Masar.

    Dhinaca kale madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmi doona Madaxweynaha dalka Masar C/fataax Alsisi oo ay ka wadahadli doonaan xaalada Somalia kasoo wajahday dalka Kenya oo xiisad diblomaasiyadeed kala dhaxeyso.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu joogo dalka Masar magaalada Xeebta ku taalla ee Sharma’Sheekh uga qeyb geli doona shir madaxeedka Carabta iyo Yurub oo halkaasi ka furmi doona maalinta Berrito ee 24-ka Febraayo.

    Masar ayaa ka mida saaxiibada Soomaaliya, waxayna hore dhexdhexaadin aan lagu guuleysan uga gashay xiisadii diblomaasiyadeed ee Somalia iyo Imaraadka Carabta, waxaana safarkan la sheegay inuu la xiriiro la-tashi ay Soomaaliya la sameyneyso dalalka saaxiibada la ah.

    Farmajo Masar safarka Farmaajo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLA YAABKA DUNIDA: Korneyl ka tirsanaa Ciidamada Itoobiya oo 108 sano jir ah, haddana u muuqda..!
    Next Article Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo ka sheegay in dowladda Federaalka weli dagaal kula jirto Galmudug.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo