War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa lagu sheegay oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa lagu caddeeyay inay aqbaleen shirkii Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay Madaxda Galmudug inay Muqdisho isugu yimaadaan.
Warsaxaafadeed ayaa dhinaca akle eeedeyn kulul loogu jeediyey madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, sida lagu yiri qoraalka oo lagu eedeeyay inuu sal u yahay dhibaatada ka taagan maamulka Galmudug.
AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA