Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dilal ka dhacay Muqdisho, siiba dilka ninkii nolosha lagu gubay ee Axmed Dowlo oo arrimo heyb sooc guur ah dartood loo weerarray.
Sheekh Shariif ayaa sheegay in arrinta dhacday ay ahayd mid xanuun badan oo ka mida caadooyinka uu baabi’iyey islaamka, wuxuuna ku baaqay in si wadajir ah looga hortago dhacdooyinka noocan oo kale ah.
HOOS KA DAAWO