Browsing: Maqal & Muuqaal
Telefishan laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in musharaxa xisbiga dimoqraadiga ee dalkaasi ay geeriyootay.
Kooxda Alshabaab qeybta u qaabulsan Warbaahida ee Al-kataa’ib ayaa baahisay filim Muuqaal ah ay ka diyaarisay Is-miidaamiye Ex. Xildhibaan Saalax Badbaado…
Weriye C/casiis Maxamud Afrika ayaa weerar lagu dhaawacay shalay ku eedeeyay inuu ka dambeeyay sarkaal ka tirsan Milateriga Soomaaliya.
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa caawa qaraaxa ka dhigay idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho isagoo warka habeenimo 7:30 Fiidnimo
Iyadoo magaalada Jowhar uu dib uga bilaabanayo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa odayaasha beelaha labada…
Haweeneyda sanad ka hor shaacisay inay tahay musharax Madaxweyne Faaduma Dayib oo degan dalka Finland ayaa ku faraxsan inay been…
Guddooomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa qaadacay shirka maamul u sameynta Goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Jowhar ka furmaya.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflada ku dhawaaqista Musharaxa Madaxweyne ee Danjire Maxamed Cali Ameriko. Xafladda oo ay kasoo qeyb…
Toos ku daawo kulan Dadweyne oo ay VOA soo qabaqaabisay, kulankan oo isku xiraya magaalooyinka Mogadishu – Minneapolis waxaa ka qeyb…
Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ahaa guddoomiye kooxeedyadii Muqdisho iyo wasiiradii dowladii C/llaahi Yuusuf ayaa si weyn u eedeeyay…
Nimca Dareen oo hees dareen xambaarsan u soo dirtay Magaalada Muqdisho. Heestan oo qeyb kooban oo Banaadir quseysa ay soo…
Afhayeenka Guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa farriin uu soo diray ka hadlay qarixii maanta lala beegsaday Hotelka SYL…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa si kulul uga hadlay war ay ka baahisay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA, isagoo sheegay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hore u sheegay inuusan xilka mar labaad isu sharxi doonin ayaa inkiray arrintaasi isagoo…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug C/Xakiin Cumar Cameey ayaa sheegay in xayiraadda ay ku soo rogeen Gaadiidka ka yimaada Koofurta…
Haweeney lagu sheegay inay hub u kala gudbin jirtay maleeshiyooyinka Alshabaab ayay soo bandhigeen ciidamada Nabadsugidda NISA.
Guddiga Doorashada dadban ee Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen ka warbixiyay Qaabka Doorashada 2016 u dhici doonto.
SOMALIA’s 2016 ELECTORAL PROCESS REMAINS ON COURSE
Milkiilaha Banadir Beach Restautant C/risaaq Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in ciidamada ilaalada Safaaradda Turkiga ay rasaas ku fureen dadkii ka…
Ninkii waday gaarigii lagu qarxiyay Hotelka Banaadir Beach ayaa ka badbaaday is-qarxintii iyadoo dhaawacyo culus ka gaareen dhinaca madaxa.
