Browsing: Maqal & Muuqaal
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasi C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay ka qeybgalkii caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland iyo sidii ay…
Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa ka hadlay warar been abuur ah oo laga faafiyey oo lagu sheegay in lagu dilay…
Waxaa magaalada Garowe ka socota xafladda caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Waxaa magaalada Garowe xilligan ka socda soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo diyaaradii uu la socday ay hadda…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa kulan ay Baydhaba kula yeeshay…
Arday Soomaali ah oo wax ka barta dalka Pakistan ayaa baraha bulshada ku soo bandhigay cabasho ku saabsan shil qabsaday,…
Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa ka hadlay arrimihii ay isla soo qaadeen Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, kadib kulan uu kula…
Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa ka hor yimid wax ka bedelkii ay xukuumaddu wadatay ee Bankiga Dhexe oo Baarlamaanku…
Prof Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida dhaqaale-yahannada Soomaaliyeed ee degan magaalada Muqdisho ayaa kashifay arrimo badan oo ku saabsan…
Waxaa magaalad Garowe ka bilaabatay doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland oo ay ku taramayaan 32 musharax.
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxman C/shakuur ayaa shir jaraa’id ku qabtay albaabka hotel Maka Almukarama ee wadadda dhexdeeda.
Waxa magaalada Garowe ka socda khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilalka Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Berri 8-da…
Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cabdi Cusman ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga Golaha Amniga Q/Midoobay ee arrimaha Soomaaliya.
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaliya Nicholas Haysom ayaa warbixinta saddex biloodlaha ah ee xaaladda Soomaaliya ka jeediyay fadhigii golaha ammaanka…
TOOS: NEW YORK. 1 Jan 2019 – Report of the Secretary-General on Somalia (S/2018/1149) UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Iyadoo uu maanta bilowday sanadka cusub ee miilaadiyadda 2019 ayaan halkan ku soo qaadaneynaa waxa ay shareecada islaamka ka qabto…
C/qaadir Abuukar Shaacir oo ahaa dil-suge ay maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukunta dil toogasho 06-dii Disembar 2017 ayaa saaka…
Xildhibaanno maanta ku shiray magaalada Muqdisho oo u badan kuwii keenay mooshinkii xil ka qaadista Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa…
Wasiirka Duulista Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa ka hadlay warar sheegaya in maanta laga xiray…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota munaasbad loogu dabaaldegayo Sanadguurada 75-aad ee aasaaska Booliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December oo ka…
